Dalmar1

Nomads
  • Content Count

    944
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    7

Posts posted by Dalmar1


  1. Itoobiya Waxay ku oo biiraysa AMISOM

     

     

    U6UEX9tqxozioPycWj0QnwitYQnSs4noo8aBCyLX

     

    Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya Hailemariam Desalegn ayaa shaaciyay in Ciidamada Dowladiisa ee Soomaaliya ay ku biirayaan Ciidamada AMISOM ee Soomaaliya u jooga la dagaalanta Alshabaab.

     

    Hailemariam ayaa haddalkan u sheegay Madaxwayne ku xigeenka Dalka Kenya, William Ruto xilli uu ku qaabilayay Xafiiskii Magaalada Addis Ababa.

     

    Isagoo haddalka sii wata ayuu yiri, RW Hailemariam, waxaa jira fallal agragaxisnimo oo Itoobiya soo wajahay sidaas darteed waa inana howlgalo aan si wada jir ah u qaadno annaga Iyo Kenya.

     

    Dhanka Kalle labada dhan ka wada hadlay Xuduudada iyo Dadka Degga iyo sidii ay ooga shaqayn lahaayeen Ammaanka.

     

    ******today Press


  2. Itoobiya Waxay ku oo biiraysa AMISOM

     

     

    DESALEGN-RUTO1.jpg

     

    Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya Hailemariam Desalegn ayaa shaaciyay in Ciidamada Dowladiisa ee Soomaaliya ay ku biirayaan Ciidamada AMISOM ee Soomaaliya u jooga la dagaalanta Alshabaab.

     

    Hailemariam ayaa haddalkan u sheegay Madaxwayne ku xigeenka Dalka Kenya, William Ruto xilli uu ku qaabilayay Xafiiskii Magaalada Addis Ababa.

     

    Isagoo haddalka sii wata ayuu yiri, RW Hailemariam, waxaa jira fallal agragaxisnimo oo Itoobiya soo wajahay sidaas darteed waa inana howlgalo aan si wada jir ah u qaadno annaga Iyo Kenya.

     

    Dhanka Kalle labada dhan ka wada hadlay Xuduudada iyo Dadka Degga iyo sidii ay ooga shaqayn lahaayeen Ammaanka.

     

    ******today Press


  3. The ongoing Dialogue Talks between Somaliland and Somalia seem to have collapsed with neither of the two sides have clearly stated why they have not resumed the ongoing dialogue talks which were to resume today the 8th of November in Istanbul, Turkey.

     

    At the time of our reporting both the Minister of Foreign Affairs Hon Mohamed Bihi Yunis couldn’t be reached because of his exclusivity but sources close to the Somaliland Ministry of Foreign and International Cooperation told us the talks have collapsed and there is nothing to talk about since neither of the two sides seems interested in conceding to the demands of the other.

     

    Somaliland Minister of Commerce and International Cooperation Dr. Mohamed Abdillahi Omer who himself was part of the Somaliland team speaking to the state owned television few days ago said , “Somaliland sees no reason of continue and participating in the talks with Somalia because to the talks have-not attained any legal basis and also because of unwillingly partner(Somalia)who at the moment is preoccupied on unstable Jubaland.

     

    http://somalilandpress.com/somalilandsomalia-somaliland-dialogue-collapse-after-both-sides-fail-to-resume-talks-in-istanbul-45796


  4. The ongoing Dialogue Talks between Somaliland and Somalia seem to have collapsed with neither of the two sides have clearly stated why they have not resumed the ongoing dialogue talks which were to resume today the 8th of November in Istanbul, Turkey.

     

    At the time of our reporting both the Minister of Foreign Affairs Hon Mohamed Bihi Yunis couldn’t be reached because of his exclusivity but sources close to the Somaliland Ministry of Foreign and International Cooperation told us the talks have collapsed and there is nothing to talk about since neither of the two sides seems interested in conceding to the demands of the other.

     

    Somaliland Minister of Commerce and International Cooperation Dr. Mohamed Abdillahi Omer who himself was part of the Somaliland team speaking to the state owned television few days ago said , “Somaliland sees no reason of continue and participating in the talks with Somalia because to the talks have-not attained any legal basis and also because of unwillingly partner(Somalia)who at the moment is preoccupied on unstable Jubaland.


  5. Read this article about former "Governor" of Somaliland (sic), Ibrahim Egal. You will be shocked how he aligns himself with Israel and even talks about combating the spread of Islam! REAL SHOCKING how this lander sell Islam, Somali culture and its people.

     

    First he sold NFD to kenyans to appease them, now (i know he's long expired) he's ready to sell islam and qaranka Somalia to Israel all in the name of recognition!!!

     

     

    Subhana'allah,......Ceeb Alaykum!

     

    http://baligubadlemedia.com/2013/09/qalinkii-garyaqaan-cabdale-dahir-adan-bartay-aqoontaka-xeerarka-10092013-xogta-qormadan-waxaa-ay-u-dhawrsan-tahay-oo-iska-leh-cabdale-dahir/


  6. Waxaa Maanta ka Dhacay magaalada Buuhoodle ee Xarunta Gobolka Cayn Kacdoon balaadhan kaasi oo Lagu Soo Dhowaynayay Madaxwayne Maxamed Yuusuf Jaamac indhosheel oo kamida Golaha madaxtooyada Khaatumo.

     

     

    Madaxwaynaha oo Goob Fagaare Ah kula hadlay Shacabka ku Dhaqan magaalada Buuhoodle Ayaa Wuxuu Siwayn uga Hadlay Arimo Badan oo muhiim Ah.

     

    Sidoo kale Wuxuu ka hadlay Shirwaynaha Khaatumo 3 , Wuxuuna Sheegay Inaysan Jirin Cid Baajin karta, Xoogna Aan Lagu Qabanayn ee Rabitaanka Shacabka uu ku Qabsoomayo.

     

    Wasiirka Arimaha Gudha Maamulka Khaatumo Yaasiin Axmed Ayaa Dhankiida Goobta ka Jeediyey Qubad Dhinacyo badan Taabanaysay.

     

    Qaarkamida Shacabka ku Dhaqan Magaalada Buuhoodle Ayaa Dhankooda Halkaasi ku Cabriray Dareenkooda Maanta iyo Xaalada la Marayo.

     

    Garaad C/laahi Garaad Soofe Ayaa Soo Afmeeray Dabaal degan Balaadhan ee Maanta ka Dhacay magaalada Buuhoodle .

     


  7. Wasiirka Maaliyadda Soomaaliya oo Sheegay in Daqliga soo Gala Dowladda Soomaaliya uu si aad ah sare ugu kacay Sannadkan

     

    Wasiirka_Maaliyadda_Dowladda_Somalia.jpg

     

    Jimco, November 08, 2013 (HOL) — Wasiirka maaliyadda dowladda Somalia, Maxamuud Xasan Suleymaan ayaa maanta sheegay in daqliga dowladda soo gala uu aad sare ugu kacay sannadkan, taasoo uu ku sheegay inay ku timid ka hortagga musuqmaasuqa.

     

    Suleymaan ayaa sheegay in isbedelkan uu yahay mid ay xukuumadda Somalia ku bixisay dib u soo nooleynta dhaqaalaha dalka, wuxuuna xusay inay dadaalkooda sii wadi doonaan inta la gaarayo in dhaqaale ku filan dowladdu kasoo galaya dalka gudihiisa.

     

    “Qasnadda dowladda xilligan waxaa ku soo dhacda lix milyan oo doollarka Mareykanka ah bil walba, halka 11-bilood ka hor ay kusoo dhici jirtay laba milyan iyo laba boqol oo kun,” ayuu yiri wasiirka oo sheegay in farqi weyn uu u dhexeeyo daqliga dowladda soo gala billowgii sannadan iyo hadda oo ay bil keliya ka harsan tahay sannadka 2013.

     

    Sidoo kale, wasiirka ayaa sheegay in markii ay xilka la wareegay dowladda Soomaaliya dhammaadkii sannadkii hore ay dadaal badan gelisay sidii dib loogu soo celin lahaa dhaqaalihii dalka, tanina ay qayb ka tahay dadaalkaas.

     

    “Xukuumaddu muddadii halka sano ahayd ee ay dhisnayd waxay dadaal ku bixisay sidii ay u tayeyn lahayd hannaanka miisaaniyadda dalka, waana mid ay dowladdu ku faani karto tallaabadan horay loo qaaday,” ayuu wasiirku ku daray hadalkiisa.

     

    Madaxda dowladda Soomaaliya ayaa sheegay markii ay xilka la wareegeen in howsha ugu weyn ee ay xoogga saarayaan ay tahay ammaanka, ayna ka shaqeyn doonaan sidii looga hortegi lahaa musuqmaasuqa oo la sheegi jiray inuu yahay mid la dagay Soomaaliya.

     

    “Daqligan wuxuu dowladda kasoo gala garoonka diyaaradaha iyo dekedda oo ah ilaha ugu waaweyn ee dhaqaale ahaan aan ku tiirsannahay, runtiina tani waa arrin muujinaysa sida loola dagaalamay musuqa iyo wax-is-daba-marinta,” ayuu wasiirku mar kale yiri.

     

    Hadalka wasiirka ayaa imaanaya xilli lagu wado in bishan uu baarlamaanka Soomaaliya horgeeyo miisaanadda dowladda ee sannadka soo socda, taas oo uu sheegay in la kordhin doono sannadkan si howlo badan oo dowladda horyaalla wax looga qabto.

     

    Dhanka kale, hadalkan ayaa wuxuu imaanayaa xilli ay beesha calaamku ugu yaboohday Soomaaliya lacag balaayiin doollar ah si dib loogu dhiso Somalia saddexda sano ee foodda nagu soo haysa.

     

    Maxamed Xaaji Xuseen, Hiiraan Online

    maxuseen@hiiraan.com

    Muqdisho, Soomaaliya


  8. ayussur_abrar.jpg

     

     

    Gudoomiyihii hore ee Bangiga Dhexe Yussur Abraar oo is-casishay dhawr maalmood ka hor oo caawa soo gaartay Magaaladda ay degan-tahay ee Washington-D ayaa Dawladda Mareykanka iyo Wadamadda Reer Yurub ku cadaadinayaan inay been-abuur ku tilmaanto inay is-casishay,maadaama ay arintaasi sababi karto in deeqihii Dawladda Federaalka la siin lahaa la xanibo.

     

    Lama yaqaan Yussur culeyska lagu saaray arintan inay laaban-doonto is-casilaadii ay Email ahaanta ugu gudbisay Madaxweynaha Dawladda Federaalka Xasan Culusoow.

     

    Hadii ay inkirto Yussur inay is-casishay qaadaatana go'aanka Mareykanka iyo Reer-Yurub kula taliyeen,markaas waxaa neef ka soo fuqi-doonto Xukuumadda Federaalka oo jeclaan-laheyd inay been-abuur ku tilmaanto inay is-casishay si deeqihii Reer Yurub ugu deeqeen Xukuumadda aan loo hakin.

     

    Maalmaha soo socda ayaa la kala ogaanaya inay mawqifkeedii hore bedesho Yussur Abraar,been-abuurna ku tilmaanto is-casilaadii ay qoreen Wakaaladaha Wararka Caalamka si aan loo hakin dhaqaalaha Wadamadda deeqda bixiya ay siiyaamn xukuumadda curdanka ah ee iyagoo aan 2-sanno dhameysan lagu shaabeedeeyay musuq-maasuq iyo inay u taliyeen kooxo,xigto iyo xididna isku ah oo isu baheystay Xatooyo Xoolo Dadweyne.

     

    Waxay u badan-tahay inay aqbasho ama inay ka hortimaado cadaadiska la dulsaaray Yussur oo iyadu noqotay shaqsi ku duyasho mudan,maadaama ay diiday in saxiixeeda iyo qalinkeeda Malaayiin-Doolar lagu dhaco


  9. Xaaji Xunjuf;984373 wrote:
    Haatu its not about the numbers its about the quality , Somaliland with Somalia , proud colorful nation.Somalia with out Somaliland result Anarchism Foreign Jihadist Piracy African union bantu mercenaries Xabashi occupation the biggest refugees in the horn mass corruption.It has to be a Somaliland lady to point the fingers towards all they do wrong. Somali cid bay ahayd Cidina caradeedi bey aaday. Professors of Somalia have been on their knees and trying to appease Somaliland with he presidency of the Somali republic and the capital city. Even senior leaders such as abdirasak haji hussien in 2003 after he lost the elections to Rayaale. He preferred Siilaanyo to take the lead, but Somalilanders are principles people. The aim is to put Somaliland on the map officially once and for all and remain firm to the Somaliland cause. And than there was Colonel Yey who wanted to share a country and wanted to be second to Egal and unite Puntland with Somaliland and build a state from Hargeisa. Its always that Somalia needs Somaliland not the other way around , Somalia is not a rich nation , Somaliland is not missing out, unity has to be beneficial, nin indho la cidina wax kuma darsato, now had Somalia been like a Country like Ukraine an east European country now that would've been something. If it was about numbers the kurds would have a country or be a dominating factor if it was about numbers the oromos would be at the helm of Ethiopia.

    Somaliland can only be compared to other tribal states such as Galmudug, Puntland, Jubaland , Ximan and Xeeb and such, all these tribal states in their rightful sense is democratic and peaceful states with elected president and can't be compared to a true republic nation called Somalia!,.... In short, next time compare with other peaceful democratic clan states and not Somalia, because they are not in the same league!

     

    Lol @ comparing tribal state of with Somalia!


  10. Haatu;984335 wrote:
    If this, if that, waa iska sheeko. Alxamdulilah for 50 yrs dhib weyn maanan arag oo guryaheena kamaanan qixin geelleenana waa maalanayney dawladda la aqoonsanyahay oo xaqeena na siisa waana ka mid nahay mare

    anagaa dhib qabna?

    Haatu sxb, ignore these folks , walahi I as a will tell you that these triangle inhabitants have no history to brag except that they were British stooges fighting against Somali-nationalists!,..... So let them distort and make up their imaginary history which is full of lie just like their isaaqland or lalaland which only exists in their vivid imagination!,.....:cool:

     

    In the end, triangle-inhabitants will end up once again beneath our feet and serve us as second class citizens just as destiny has ordained!