Siyaasi

Nomads
  • Content Count

    143
  • Joined

  • Last visited

Posts posted by Siyaasi


  1. "Inkasto Xubnaha Cusub ee Barlamanka Somalia ay ka buuxan Murtadiin badan hadana waxaa ku jira dad wali uu ku danbeeyo wanaga iyo in la ilaaliyo Awooda Islamka inta fikirkaas ficaan qabta ee manta ku jirta barlamanka cusub waaxaan ugu baqayna in aysan codkooda siin Farmaajo oo asagu dagaal noca ugu xun la galay Mujaahidiinta Al-Shabaab" ayu hadalkisa sii raciyay Sh Cali dheere.

    big policy shift from the Youth, from all in the gov members "MURTADs", to only some Murtads.


  2. Shinbir Majabe;865064 wrote:
    1-C/raxmaan Macalin Baadiyow

    2-C/waaxid Cilmi Goonjeex

    3-C/llaahi Axmed Caddow

    4-C/wali Maxamed Cali Gaas

    5-Maxamed Cabdulaahi Farmaajo

    6-Axmed Ismaaciil Samatar

    7-Xasan Sheekh Maxamuud

    8-Shariif Sheekh Axmed

    9-Yuusuf Garaad Cumar Axmed

    10-Cumar Salaad Cilmi

    11-C/raxmaan Maxamed Cabdi Xaashi

    12-Bashiir Nuur Xasan Bidaar

    13-Xaaji Maxamed Ismaaciil Yaasiin

    14C/qaadir Cosoble Cali

    15-C/raxmaan C/shakuur Warsame

    16-Xuseen Khaliif Jaamac

    17-Maxamed Axmed Saalax

    18-Salaad Cali Jeelle

    19-Ibraahim Cali Xuseen

    20-Saciid Ciise Maxamuud

    21-Cismaan Maxamed Gacal

    22-Maxamed C/llaahi Oomaar

    23-Maxamed C/wali Sheekh Yuusuf

    24-Maslax Maxamed Siyaad Barre

    25-Zakariye Maxamuud Xaaji Cabdi

    25x10000=250000, Where will that $250000 go after the vote????? I think this money should be used wisely, e.g build a new parliament, or build a center for the war orphans.


  3. Jacpher;864851 wrote:
    Hayye sheekadaan maha ku reeba intee meelo kale idinla gaarin
    :D

    Jacphar ma maqashay "behind every great man a great woman". The female MPs will be crucial on the vote of the next president.

     

    they hold the card i tell yah.


  4. Marwada xildhibaan C/weli Gaas oo xalay casho sharaf u sameysay Haweenka ku jira Baarlamaanka cusub

     

    (Muqdisho, September, 05, 2012) Marwada Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya, Hodon Siciid Ciise ayaa xalay Casho sharaf u sameysay Haweenka ku jira Baarlamaanka, Qaar katirsan ururada haweenka, Ururada Bulshada Rayidka ah, Faniiniin iyo marti sharaf kale.

     

    Ugu horeyn waxaa goobta ka hadashay Marwo: Sahra Qorsheel oo ka mid ah Xildhibaanada Soomaaliyeed, Iyadoona sheegtay in haweenka Soomaaliyeed ay noqdaan kuwa midowbay oo aayahooda ka tashada islamarkaana ay yeeshaan cod wada jir ah.

    Xaaska%20Gaas.JPG

    Xaaska%20Daas%201.JPG

     

    “haweenka Soomaaliyeed waxay soo mareen halgan dheer balse waxaa loo baahan yahay maanta in aan ka tashadaan mustaqbalkooda siyaasadeed si loo tuso Raga in Dumarka Soomaaliyeed lee yihiin codka ugu badan, taasna waxaa lagu gaari karaa in haweenka Soomaaliyeed ay ka tagaan nin jecleysiga, qabyaaladda, Lacag doonka, waan in dalka iyo dadkaba maanta ugu hiilinaa codkeena waxaadna ogtihiin in haweenka codkooda dhinucuu raaco guusha ayaa raaceyso marka xubnaha Baarlamaanka dardaaran baan oronayaa”

     

    “Xukuumadaan waxay muujisay isbadal aanay dalka ka qaban Xukuumadiihii ka horeeyey waxaana muuqata in Dr.Cabdiweli maanta marka uu xilka wareejinayo inuusan dalka ugu tagayn qabyo oo uu dhameystirey dowladnimada Soomaaliya oo uu ka saaray KMG, marka waxaan idin leeyahay idinkoo u fiirsanaya waxaa ila sax ah in Cabdiweli uu yahay shaqsiga ugu haboon oo dalka wax u soo qabtay, shaqada soo socotana aan ku aamini karno oo aan kalsooni buuxdo ku dooran karno”


  5. Allow yaa intuu kula rucleeyo

    dhulka kaa ruqaansha

    Toronta intuu kaa raro

    Yagoori kugula raaxeysta.

    ;););)

     

    I am already spinning with my moves sxb. go to somewhere else, sheee is mineeeee;)


  6. Muqdisho: Kulan maanta ay ku yeesheen magaalada Muqdisho 14 musharax oo u taagnaa qabashada xilka madaxtinimada Soomaaliya ee sanadkaan ayaa waxaa leeskula ogolaaday in 13 kamid ah musharixiintaasi ay u tanaasulaan musharaxa 14-naad oo ahaa Xaaji Maxamed yaasiin Ismaaciil.

     

    Tanaasulka ayaa yimid kadib markii musharixiinta oo ku bahoobay dalada the National partnership for change ay isla ogolaadeen in ay iyagu isu codeeyaan ninkii ugu cod bataana ay u ogolaadaan in uu u tartamo jagada madaxtinimada dalka Soomaaliya iyada oo ugu danbeyntii uu codkii ugu badnaa uu helay Xaaji Maxamed yaasiin Ismaaciil.

     

    Musharixiinta tanaasulay ayaa waxa ay kala yihiin:

     

    Gen. Maxamed Nuur Galaal

     

    Maxamad Maxamuud Guuleed.

     

    Ismaaciil Maxamed Hurreh Buubaa.

     

    Abdulqaadir Xaashi Cali (fish)

     

    Eng. Abdi raxmaan Moallim (sharaf)

     

    Hussein Khaliif Jaamac

     

    Yaasiin Ibraahim Ciise

     

    Prof Ahmed Muumin Warfaa

     

    Yaasiin Maahi Malim

     

    Mohamed Amiin Abdullahi

     

    Aasha Ahmed Abdalla.

     

    Mohamed Abdi rahmaan Nadiif.

     

    Iyo Abdi Rahmaan Xaaji Cabdulle.

     

    Musharixiintii maanta tanaasulay ayaa waxa ay dhamaan madasha ka sheegeen in ay bilaabeen wada aan horay loogu arag Soomaaliya gudeheeda in ay ka dhacdo oo ah in rag iyagu musharixiin ahaa intey kulmaan ay isku raaceen in ay isu tanaasulaan.

     

    Xaaji Maxamed yaasiin Ismaaciil ayaa markii lagu dhwaaqqay in isagu doorashada madaxtinimoda dalka Soomaaliya uu uga qeyb gelayo the national partnership for change ayaa waxa uu sheegay in uu wax badan kabedelayo hadii uu ku guulyesto kurisiga uu u tartamayo ee saaxiibadii ay maanta uga tanaasuleen.


  7. Ducaysane;864370 wrote:
    Siyaasi,

    Jaandheer iyo waxaas looma baahna.who ever supports Khaatumo more will have numberka odaga.

    lol

     

    being a Jaandheer dancer is some how being Khaatumito. wax garo waryaa.


  8. Aaliyyah;864356 wrote:
    First of all welcome to Sol. I don't believe I saw any of your posts before (but then again we have way too many scripts I lost count).LOL..

     

    Run baad u sheegtay ducaysane. Gabadhaha reer Khaatumoi war kama hayo. Cashar u dhig. Haha

    Caaliyooy as Duceysane said there are many admirers including me who joined SOL recently but always admired you from distance,;) so I hope you organize a "Jaandheer" competition for us and the winner will get you as the ultimate prize. my jaandheer moves are not bad.;););)


  9. Ducaysane;864331 wrote:
    Aaliyah,

     

    Wali maadan guursan miyaa. boqol geel ah aan kaa bixiyee aabahaa lamburkiisa ii soo qor.

    ceeeeeeeeb waryaa, baadoow maa tahay adiga. go to the pm area for shukaansi.;)

     

    plus, waxaad illowday gabdhaha quruxda badan ee reer Khaatumo 100 geel kaliya ma'ahee faras iyo qori baa loogu daraa.;)