Gaashaan

Nomads
  • Content Count

    43
  • Joined

  • Last visited

Posts posted by Gaashaan


  1. Kismaayo oo looga diyaar garoobayo caleema saarka Madaxwayne Axmed madoobe iyo ku xigeenkiisa fartaag,,,,,,,,,,,,,Xafladaan oo la filayo inay kasoo qaybgalaan Madaxwaynayaal iyo madax ka socota wadamada IGAD iyo Caalamka.


  2. Gabal I don't think inaad Jubaland kasoo jeedo, ninyahow intelegencigayaga haku ciyaarin bare meesha waxba uma yalaan nac nacda xamar ka socota ka bax reality in the ground wax ku qaybso. hadii uu ahaan lahaa nin processka ku jira oo laga adkaaday kadibna ku qanci waayay macnay ahaan lahayd, laakiin waxaan ognahay inuu guri ku xirnaa xamar laga soo diray howshaana uusan qayb ka ahayn. asagaa la doortay is none sense. comon men reer gado magacoodana haku ciyaarin they are smarter than that.


  3. New President-elect

    PRESS RELEASE

    15 May 2013

    The people and Government of Puntland State of Somalia warmly welcome

    the election of the new President of Jubaland State of Somalia, His

    Excellency Ahmed Mohamed Islam, who was elected by a majority of

    community delegates at the Jubaland Constitutional Conference in Kismayo.

    Puntland congratulates the people of Jubaland State and the new Presidentelect,

    on organizing a community-led consultative conference, adopting a new

    State Charter, and electing a new President today.

    Puntland also congratulates the other Presidential Candidates and calls on

    them to respect the election results.

    Puntland reaffirms that the Jubaland State formation process is fully in

    accordance with the Provisional Federal Constitution (PFC) of Somalia, and

    Puntland calls upon the Somali Federal Government, IGAD, and the wider

    international community to recognize and cooperate with Jubaland State.

    Additionally, Puntland encourages communities in the remaining regions of

    south-central Somalia to establish States in a similar consultative and open

    process, in order to complete the Federal Republic of Somalia.

    Puntland urges the new Jubaland leadership to implement policies that

    develop government institutions, engender political and social cohesion, and

    contribute positively to the common purpose of rebuilding the Somali nation.

    Finally, Puntland declares that the spoilers who opposed Jubaland State

    formation have failed again. Puntland reiterates that the spoilers wish to keep

    Somalia embroiled in a vicious cycle of violence, lawlessness and political

    instability, and that the Jubaland process has sent a clear signal of the Somali

    people’s true aspirations for peace, security, democracy, and unity in a

    Federal Republic.

    --- END ---


  4. Waan soo dhawaynaynaa madaxwaynaha cusub ee la doortay Mr Ahmed madoobe, Mr Culusow waxaan kula talinlahaa inuu aqbalo rabitaanka shacabka jubooyinka hadii uu rajo ka qabo dowlad soomaaliyeed oo federal ah oo shaqaysa asaguna uu madaxwayne ka yahay,,,,,,,,,,,hadii uu taa diido Awrkaagu haku qaado.


  5. lol,,, this guy is so funny... "kuwa waa go'nay dhahaaya ayaa lasoo sabsabayaa oo soomaali lagu soo celinayaa" intay hal gobol gacanta ku qabsadeen soomaali waa ka go'nay ma soconayso" dadkii soomaalinimada u taagnaa oo usoo dhibtooday ayaga waa layaqaan mar kalaanse ka hadlaynaa" Xasan yare waa lagu danbaabaa....this is just a street talk. not a presidential statesment.

     

    Maxaa kuu baxay?


  6. hadii howshu sida ay hada ku socoto ku dhamaato waan soo dhawaynaynaa si loo helo soomaali oo nabada iyo in dagaan kastaahi asagu isku tashado........waxaan filayaa saxiibaday inay ila qabaan arinkaa


  7. I still remember those days,,,one of my aunt was amoung them those who their bodies were discarded the tribune, ICRC confirmed us while we were in Kismayo.

     

    What a tragedy history.

     

    'those who disregard history are doomed to repeat it"


  8. gooni;867540 wrote:
    Waa waajib inaan u ducayno madaxa cusub inaan alle uga barino in hawshiisa u fududeeyo soomaalina khayr uga dhigo

     

    Saadaasha kale abwaanow ilaahaybaa marshada kuugu hagaajiyaye wax la fahmi karo maahayn xagee waayarku ka gubtay hadaad la socotay wixii dhacay? farmaajo iyo yuusuf garaad ma codod isku dhaw bay heleen? meesha wax lagu doortay nal ma ka shidnaa? bal warka isii!!

    meesha wax lagu doortay nal maka shidnaa??lol

     

    Nal waaka shidnaaye Mr cheese awalba meesha wax kuma hayn!!!!