Malaikajama
-
Content Count
3 -
Joined
-
Last visited
Posts posted by Malaikajama
-
-
Loooolz its a permanent swab we are looking for.. if anyone is intrested holla at me insha allah...Salam
-
Waxaan cidii jecel amaba danaynaysa inay deegaan ka dhigato magaalada Birmingham ogeysiinaynaa in aanu u hayno guri bedel ah oo Housing Association ah, baladhkiisuna yahay Hal qol jiif ah , Fadhi, Kijo Musqul iyo Bakhaar, Gurigaas oo kuyaala xaafada Balsall Heath wada Ladypool Road oo qarka u saaran ama afaafka ku haysa xaafada Sparbrook ama wadada Stratford Road.
Gurigaas oo ah guri cusub oo dhismahiisa iyo qaabka uu u yaalaaba aad u heer sareeyaan, waa debollt glass and central heating. waana first floor.
Hadaba hadaad u baahan tahay guri bedelasho ah ama aad haysoba guri bedel ah oo Councel/Housing Association ah, kuna yaala LONDON xaafadaha:- Edmonton, Tottenham, Finsbury Park, Wood Green, ( North ama West London) lasoo xidhiidh telephone-nada hoos ku qoran.
Abdirashid Tel: 07939184925
Saida Tel: 07957552810
Haddii aad Baahi u qabto ama aad danaynayso gurigaas, ha'u daymo la'aan inaad gaadho ama la xidhiidho telephone-nada kor ku qoran oo aad ka heli karto waxii warar faahfaahsan ee la xidhiidha gurigaas.
mahadsanid.
-
Popular Contributors
OGEYSIIS OGEYSIIS..! GURI BEDELASHO..! HOUSE SWAP, Birmingham to London
in General
Posted
Juxa, thanks dear.