abdiwahid

Nomads
  • Content Count

    2
  • Joined

  • Last visited

  1. subxaanalah waa arin laga naxo in aan iftoono cilmi la'aan teeda kale ma ta'wiilkaaga baad wax ku gaalaysiisay mise daliilkaagu waa sheekh hebel baa yiri mase ogtahay in gaalnimo ku xukumida ay u xilsaaranyihiin dadka layiraahdo ahlu xali walcaqdi. waxaan ku oran lahaa toobad keen oo allah u noqo ogawna in fatwadu la macne tahay adoo ku hadlaya magaca allah iyo rasuulkiisa