
Paragon
Nomads-
Content Count
8,464 -
Joined
-
Last visited
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Paragon
-
WAR DEG-DEG AH DAGAAL GOOR DHOWEYD KA QARXAY MAGAALADA DHAHAR Dhahar:- Dagaal ayaa saaka subaxnimadii ka qarxay magaalada Dhahar ee Gobolka Sanaag, kaas oo u dhexeeya ciidamada ka amar qaata maamulka Puntland iyo kuwa ka amar qaata maamulka Somaliland oo dhuumaaleysi ku yimi Magaalada. Dagaalka ayaa hadda ka socda dhanka baraagaha, ilaa haddana wax khasaare ah lama soo sheegin , mar aannu la xidhiidhnay dadka magaaladu waxay noo sheegeen iney maqlayaan rasaasta qoryaha ee waaweyn oo ka dhacaysa magaalada dhinaceeda. Dadaweynaha ayaa nin walbi gurigiisa ku sugan yahay , dhaq-dhaqaaqiina waa joogsaday, iyadoo laga cabsi qabo qax ama tuugo guryaha baadhata. Gurmadka labada dhinac ayaa laga soo sheegayaa iney si weyn ugu soo fool leeyihiin magaalada Dhahar, iyadoo aan la soconney in ciidanka Somaliland ay shalay galabnimadii halkaa gaadheen. Kuwa Puntland ayaa iyaguna xalay goor danbe halkaas gaadhey waxana weheliyey wasiirro iyo xildhibaanno uu ka mid yahay Guddoomiyaha barlamaanka, dhammaan musuuliyiinta labada dhinac waxay ku sugan yihiin magaalada Dhahar. wixii soo kordha kala soco LaasqorayNet iyo Dhahar.com
-
^^ Thiery, I am not certain whether the Arab states would be neutral but soon enough as efforts get on the way, we will learn which states are neutral and which ones are partisan. I hear the meeting was very fruitful and its fruits are going to be the foundation of the struggle for independence from the Tigree. Indeed the points are worth supporting, support we should.
-
Ciid couldn't take it anymore . He has been arrested for assaulting a debating opponent in a coffee shop lol. The policed hand-carfed him although his cry that he is a deplomatic fell on deaf ears. He is out on bail --- Ku-xigeenka Safiirka Soomaaliya ee Q/Midoobay oo damiin lagu sii daayey ka dib markii uu muddo saacado ah ku xirnaa xabsiga Virginia By Cabdishakuur Cilmi Xasan Email: cabdishakuur48@hotmail.com Muqdisho, Sunday- April 08, 2007 - Qaranimo.com Ku-xigeenka safiirka Q/Midoobay u jooga dalka Soomaalia Ciid Beddel Maxamed ayaa shalay galab la dhigey xabsi ku yaalla magaalada Virginia ee dalka Mareykanka ka dib markii lagu eedeeyey inuu weerar gacanta ah ula tagey muwaadin Mareykan ah oo slkiisi Soomaali yahay kaasoo la sheegay iney baar ka wada qaxweynayeen. Warar ayna soo gaarsiiyeen dad xog-ogaal u ahaa dhacdadii ka dhacday baarka ay kawada shaahayeen oo ku yaala FALLS Chuch, ayaa inoo sheegay in diblomaasigaas Ciid Beddel ay dood kulul oo ku saabsan waxa ka socda Muqdisho dhex martay dad ay goobta maqaayadda ah fadhiyeen kadibna inta caroodey uu koob qaxwo kululi ku jirto ku daadiyey ninkii ay doodayeen. Wararka ayaa sheegaya in qaxwada oo aad u kululayd ay sidoo kale kala gaartay dad kale oo ayagu goobta ka qaxweynayay oo Soomaali iyo ajnabi isugu jirey waxaana goobtii ka dhacay buuq weyn oo ay ku dhawaatay in uu dhaco dagaal gacan ka hadal ah oo aan waxba la isula harin, waxaase si deg deg ah loo wacay ciidamada ammaanka oo isla markiiba goobta yimid markii ay hubsadeen sidii ay wax u dheceena waxaa ay ka tiinadeeyeen oo kaxaysteen ku-xigeenka diblomaasigii dowladda Soomaaliya wakiilka ugu ahaa Qaramada midoobay oo xabsiga la dhigay. Ciid Badal ayaa la sheegay inuu ku qeylinayey markii xabsiga loo sii dhaadhicinayey inuu yahay diblomaasi, waxaana loogu jawaabay iney taas ogaan doonaan. Wararka ayaa sheegaya in dedaalo badan oo la sameeyey kadib lagu sii daayay diplomaasigii si damiin ah, balse waxaa loo sheegay inuu maxkamada horyimaado xilliga loo baahdo ee loo yeero, taasoo isna uu ogolaaday, iyadoo ninkii uu qaxwaha ku daadiyeey uu qabsadey qareen diyaarinaya dacwaddiisa. Qaramada Midoobay ayaa waxaa Soomaaliya wakiil ugu ah nin da’ahaan howl gab ah oo da’diisa lagu sheegey 80 jir oo ay Madaxweyne Yuusuf ay xidid yihiin, waxaana dadka u dhuun daloola arrimaha Soomaaliya ay sheegaan in safiirka runta ahi uu yahay Ciid Beddel oo mar kasta isagu ka qeyb galo shirarka caalamiga ah sidoo kalena uu la hadlo saxaafadda caalamka. QARANIMO ONLI
-
^^I am glad to hear that. Now is the time to set up localised centers that work towards these points of the communique; the blue prints of freedom. Time to know who is around where you live and is willing to coordinate efforts. There is alot that needs to be done.
-
^^He can do that by contributing to the struggle of freeing the public. Ma garatey? hmm?
-
Probably the fellow that posted this article was trying to say 'look reer Mogadishu are blaming the US for no apparent reason'! Lol, such a tendency is lately proving to be futile. The news today provides the needed evidence that makes legitimate reer Mogadishu's spokesman attack of the US. Ok, next, what other article would be posted against reer Mogadishu? Lets have it ... Most probably, if posted today, the news tommorow would make such attempts null and void. Its a shame, really .
-
Adeerayaal, Xussein Ceydiid whatever he was in the tfg and whatever he will become from now on cannot be predicted. I suppose from hereon, he would be judged for what actions he takes. It is only fair to give the man a clean start - for all we know, he might have come to his realisation later than expected.
-
Everyone who supports this noble cause should have this communique printed out and kept in records. ----- Somali Diaspora Conference Leicester, England, April 6-8 By: Shabelle news-dept. Communiqué Mogadishu 08, April.07 ( Sh.M.Network) We, the participants of this Conference, representing Somali Diaspora communities from different parts of the world, representatives of the United Islamic Courts, members of the Transitional Federal Parliament of the Somali Republic, hereby: 1. Reaffirm the sanctity and inviolability of the unity and territorial integrity of the Somali Republic; 2. Demand the immediate and unconditional withdrawal of all Ethiopian troops from all areas of the Somali Republic; 3. Condemn the illegal Ethiopian invasion and occupation of the sovereign state of the Somali Republic; 4. Condemn the raping, looting, torturing, renditions, indiscriminate shelling of civilian populated areas, hospitals and markets, and other atrocities the Ethiopian invaders have committed and continue to commit in their barbaric invasion and occupation of the Somali Republic; 5. Demand the establishment of a war crimes tribunal to investigate the atrocities Ethiopia has committed against the Somali people in carrying out its illegal invasion and occupation of the Somali Republic; 6. Condemn Ethiopia’s inhuman obstruction of humanitarian relief and aid to the victims of the occupation; 7. Support morally and materially the legitimate resistance of the Somali people against the Ethiopian occupiers of their country; 8. Appeal to all patriotic Somalis and other peace and justice loving peoples of the world to extend material and moral support to the Somali people in their legitimate struggle to free their country from Ethiopian occupation; 9. Deplore the indifference and silence evinced by the International Community towards the brutal Ethiopian invasion and occupation of a sovereign United Nations member state, in clear violation of the United Nations Charter and International Law; 10. Call on the peoples of the Horn of Africa to turn away from strife and conflict, and to work towards peaceful resolution of outstanding differences, and towards peaceful neighbourly coexistence and mutual respect. 11. Decry some governments’ egregious attempts to justify the Ethiopia invasion and occupation of the Somali Republic under the pretext of fighting terrorism; 12. Acknowledge the patriotic work that the Union of Islamic Courts and its affiliates had accomplished in restoring peace and tranquillity in the Southern Regions of the Somali Republic during their short tenure. 13. Underscore the illegitimacy of the Transitional Federal Government as evidenced by its subservience to Ethiopia; 14. Denounce the illegitimate dismissal of the Speaker of the Somali Transitional Parliament, Shariif Hassan Sheikh Aden, and demand his immediate reinstatement; 15. Reaffirm the need for a true and transparent Somali reconciliation lead by independent mediators and held at a neutral venue where the participants feel safe, and can express their views without fear of intimidation or retaliation; 16. Establish an adhoc committee whose main task is to form a national political organization for the liberation and restoration of the Somali state; 17. Commit ourselves to facilitating the emergence of a capable, legitimate and inclusive Somali government that adheres to the Islamic values and traditions of the Somali people. The three above mentioned entities (representatives of Somali Diaspora communities, representatives of the Union of Islamic Courts, and members of the Transitional Federal Parliament of the Somali Republic) do solemnly agree to collaborate and work together to liberate the Somali Republic from Ethiopian occupation by any means possible. Shabelle Media Network Somalia E-mail us: info@shabelle.net
-
Kulan looga hadlayo arimaha Somalia oo ka furmay Mag. London Click here to find shabelle news in english Mogadishu 07, April.07 ( Sh.M.Network) Kulan balaaran oo looga hadlayo arimaha Somalia laguna casuumay Mas'uuliyiin ka tirsan dowladda KMG ah iyo Maxkamadaha islaamka ayaa jaaliyadaha Somaliyeed ee ku nool caalamka uga furmay dalka Britain. Kulankaan oo ay soo qaban qaabisay jaaliyadda Somaliyeed ee ku nool magaalada London ee dalka Britain ayaa waxaa ka qeyb qaadanaya qeybaha jaaliyadaha Somalia ee ku nool qurbaha, iyadoo sidoo kalena kulankaan ay ka qeyb qaadanayaan ilaa 7 mudane oo ka tirsan Baarlamanka Somalia oo ay ka mid yihiin Max'ed Cabdi Yuusuf, C/raxmaan Xaaji Aadan Ibbi, Caasho Xaaji Cilmi iyo xubno kale, iyadoo dhanka Maxkamadaha uu kulankaan uga qeybgalayo xoghayaha amuuraha dibadda Prof. Ibraahim Xasan Caddow oo xalay gaaray magaalada Leicester ee duleedka magaalada London, halkaasi oo kulanka uu ka furmay. Kulankaan oo socon doona muddo 3 cesho ah ayaa la iskula soo qaadi doonaa xaaladaha dalka Somalia iyo isbadaladii dhacay dhowaan, iyadoo qeybaha kulankaan ka qeybgalaya ay ka soo saari doonaan kulankaan war murtiyeed balaaran oo ay u dhan yihiin oo ay ku faaqidi doonaan arimaha Somalia. Max'ed Xaaji Engriis oo ka mid ah ergada ka qeyb qaadaneysa kulankaani ayaa shabelle u sheegay in kulankaan uu yahay mid muhiim ah isla markaana ay dani ugu jirto qeybaha Somalida. Kulankaan oo shalay furmay ayaa sidoo kale waxaa ka qeybgalaya aqoonyahano Somaliyeed oo ka kala yimid dalalka caalamka. Guddoomiyaha golaha fulinta Maxkamadahii islaamka iyo Afhayeenkii hore ee Baarlamanka Somalia, Shariif Xasan ayaa la filayay in kulankaan ay ka qeyb qaataan hasa ahaatee waxaa la sheegay in ay ka cudur daarteen balse ay u matalayaan kulankaasi xubno ay wakiisheen. Shabelle Media Network Somalia E-mail us: info@shabelle.net
-
Originally posted by Superfluous: BTW where is Sheikh Ibrahim Cadow, I hope that the enemy hasn't cought him. In Lecester, UK I heard. Holding a conference in that town, I was told. If he is alreay in the UK, it is no wonder that Sheikh Shariif is heading to the UK too. Cadow is holding a three day conference at the university of Lecester. Somali Diaspora Network and a host of other groups from all ends of the world are present in that town. Many are still on their way, pressumably to coincide with the visit of the Shariifs - but still Sheikh Shariif is not confirmed. Cadow is representing the UIC and 7 mps from the TFG parliament are also present in the meeting. --- Kulan looga hadlayo arimaha Somalia oo ka furmay Mag. London Click here to find shabelle news in english Mogadishu 07, April.07 ( Sh.M.Network) Kulan balaaran oo looga hadlayo arimaha Somalia laguna casuumay Mas'uuliyiin ka tirsan dowladda KMG ah iyo Maxkamadaha islaamka ayaa jaaliyadaha Somaliyeed ee ku nool caalamka uga furmay dalka Britain. Kulankaan oo ay soo qaban qaabisay jaaliyadda Somaliyeed ee ku nool magaalada London ee dalka Britain ayaa waxaa ka qeyb qaadanaya qeybaha jaaliyadaha Somalia ee ku nool qurbaha, iyadoo sidoo kalena kulankaan ay ka qeyb qaadanayaan ilaa 7 mudane oo ka tirsan Baarlamanka Somalia oo ay ka mid yihiin Max'ed Cabdi Yuusuf, C/raxmaan Xaaji Aadan Ibbi, Caasho Xaaji Cilmi iyo xubno kale, iyadoo dhanka Maxkamadaha uu kulankaan uga qeybgalayo xoghayaha amuuraha dibadda Prof. Ibraahim Xasan Caddow oo xalay gaaray magaalada Leicester ee duleedka magaalada London, halkaasi oo kulanka uu ka furmay. Kulankaan oo socon doona muddo 3 cesho ah ayaa la iskula soo qaadi doonaa xaaladaha dalka Somalia iyo isbadaladii dhacay dhowaan, iyadoo qeybaha kulankaan ka qeybgalaya ay ka soo saari doonaan kulankaan war murtiyeed balaaran oo ay u dhan yihiin oo ay ku faaqidi doonaan arimaha Somalia. Max'ed Xaaji Engriis oo ka mid ah ergada ka qeyb qaadaneysa kulankaani ayaa shabelle u sheegay in kulankaan uu yahay mid muhiim ah isla markaana ay dani ugu jirto qeybaha Somalida. Kulankaan oo shalay furmay ayaa sidoo kale waxaa ka qeybgalaya aqoonyahano Somaliyeed oo ka kala yimid dalalka caalamka. Guddoomiyaha golaha fulinta Maxkamadahii islaamka iyo Afhayeenkii hore ee Baarlamanka Somalia, Shariif Xasan ayaa la filayay in kulankaan ay ka qeyb qaataan hasa ahaatee waxaa la sheegay in ay ka cudur daarteen balse ay u matalayaan kulankaasi xubno ay wakiisheen. Shabelle Media Network Somalia E-mail us: info@shabelle.net
-
Sheekh Shariif, Xuseen Caydiid iyo Shariif Xasan oo kusii jeeda Dalka Ingiriiska . Wararka naga soo gaaraya Magaalada Asmara ee dalka Ereteriya waxay sheegayaan in Magaaladaasi ay gaareen xubno ay ka mid yihiin Sheekh Shariif Sheekh Axmed oo ah Guddoomiyaha Golaha Maxaakiimta Islaamiga, Xuseen Caydiid oo Ra’isul Wasaare Ku xigeen ka ah Dowladda Federaalka KMG iyo Shariif Xasan oo ah gudoomiyihii hore ee Golaha Baarlamaanka, waxayna kulan la yeesheen madaxweynaha wadanka Ereteriya Afawarke oo ay isla soo qaadeen xaaladda Soomaaliya. Xubnahan ayaa lagu wadaa in ay maalinta berito ah u ambabaxaan Magaalada London ee dalka UK kadib markii ay martiqaad ka heleen jaaliyadda Soomaaliyeed ee wadanka Ingiriiska ku nool, waxaana sidoo kale halkaasi lagu martiqaaday siyaasiyiin kale oo Soomaliyeed oo ka kala imaan doona dalalka Carabta, Yurub iyo Mareykanka. Xubnahan ayaa qaar ka mid ah wadamada Yurub ka bilaabi doona olole ka dhan ah Dowladda Itoobiya oo ay ku tilmaameen in ay qabsatay dalka Soomaaliya. SomaliTalk
-
I sure will elect him
-
Darn, seriously, the tfg fellow got murdered! Bravo Bashiir Suudi, that was a brilliant perfomance indeed. The callers (many of them non-Somalis) didn't help the case of the tfg either, they criticized it. The Somali callers were pissed as hell at the tfg. Just shows the overwhelming opposition of Somalis and Africans to the Ethiopian invasion and the tfg stooge-club. One caller from Tanzania asked: Mr. Iid you say you represent Somalia at the UN, what do you really represent? War-torn Somalia or the Somali nation? Lol
-
Mogadishu’s “killing fields” has blown asunder the chances that the TFG will gain legitimacy through reconciliation. Ethiopia’s heinous assault on the Somali capital has literally killed the TFG. Despite the demise of the TFG Somalis must come together and reconcile to restore their dignity and independence. Such a gathering must be held soon and should involve 30 delegates whose integrity and love for the Somali people are beyond the shadow of doubt. These individuals must produce a national charter based on the 1960 constitution and nominate a small cabinet that will be a caretaker government for two years. The delegates who nominate the caretaker cabinet will not be able to appoint themselves nor will the cabinet be able to extend its mandate or be eligible for the first post-caretaker dispensation. The only way this will succeed is if the Somali people who have moved by the horrors visited on them by the Ethiopian regime and their Somali supplicants enthusiastically support this effort. I support this initiative. I love it. As a matter of fact, all of us who love the Somali people, should start the process on our own. Let us spread the word. I am sure we are capable of contributing to this project quite substantially. For once, let us animate ourselves and do something worth the while of the Somali Nation. Lets do it, nomads . This is keeping in mind that at first Ethiopia must be EXPELLED from our Somali soil, by any means necessary. Will members of the international community who have sanctioned the warlords, the Ethiopian invasion of Somalia and the carnage in Mogadishu have the moral courage to undertake this effort? All the signals point in the wrong direction! Therefore, Somali patriots with skills and means must put their resources together to jumpstart this venture. In a nut-shell, Abdullahi Yusuf has shown his true colors with his tribalist ranting and the TFG has died with the carnage in Mogadishu. It is now or never for Somali patriots to stand-up.
-
Mogadishu’s Carnage, the Death of the TFG & its Fraudulent Reconciliation by Abdi Ismail Samatar April 05, 2007 Introduction The European Union (EU) and the United States have “urged” Somalia’s weak and illegitimate Transitional Federal Government (TFG) to negotiate with ‘moderate’ elements of the Islamic Courts and other stakeholders in order to form a broad-based and inclusive transitional authority which can advance reconciliation and secure peace. Such a push by the USA and EU is a tacit recognition that the TFG is illegitimate. The EU, unlike the United States which has supported Ethiopia’s invasion of Somalia and which has endorsed the TFG, informed the latter that it was not prepared to release funds to help the country unless the latter committed itself to the creation of an inclusive government. In response to the EU’s demand several TFG ministers traveled to Brussels and reported to the EU that the regime was ready to organize the reconciliation conference in Mogadishu. Although all the details are not known it is clear from the regime’s proposal that it will invite 3000 delegates and manage the convention. The EU appears to have accepted the proposal and the ministers returned to Nairobi/Baidoa in a cheery mood. Since then, the TFG leader has declared that the invitees will be solely clan elders and representatives, and a sprinkling of others. These developments have generated some excitement among the TFG and donors, however, if the reconciliation project proceeds along the lines imagined by the TFG and the funders it is highly unlikely that the affair will bear fruitful peace and garner legitimacy for the regime. This dim prospect for reconciliation has further been destroyed by the indiscriminate mass murder of Somalis by the Ethiopian forces in and around Mogadishu. The Ethiopian offensive has completely shattered any possibility for the TFG gaining any acceptance from the Somali people. In other words, the TFG is dead but Somalis must still move forward and work towards genuine reconciliation. Sterile Reconciliation Such grim prognosis is now vindicated by the brutality visited on Mogadishu by Ethiopian troops with the consent of the West. Thoughtful observers who were familiar with the Intergovernmental Authority on Development (IGAD)-led Kenya-based Somali peace process in 2002/4 will recognize the un-mistakable congruence between the proposed congress, the formula put forward for selecting delegates, the attitude of the donors, and the modalities of the previous convention which produced the TFG. The original argument for holding the Kenya conference in the first place was the assumption that the Arta caucus, 1999-2000, that established the former Transitional National Government (TNG) was not inclusive as the warlords who were invited chose not to participate. IGAD and its international partners claimed then that the 2002/4 conference was inclusive since all the merchants of violence were present. Despite ample evidence to the contrary, the donors refused to heed the warning that they were courting disaster by endorsing a fraudulent process that excluded genuine representatives of the major stakeholders, such as civic groups and religious leaders. Finish reading the article in ZNet
-
Thanks for sharing your thoughts with us, Xiin. The Somali nation and the tfg is hostage to Ethiopia and American dollars. The sooner the tfg crew recognise that they're to Ethiopia and America a means to an end, the better -for them. For the rest of us Somalis, however, we know our enemies. The tfg supporters aren't really our enemies but the accomplice of the vampire we are trying to get rid of.
-
Cirroolleyda Qurbeysan (warning: for elders only)
Paragon replied to Paragon's topic in News - Wararka
^Loooooooooooool Mj. Bada cas. Dabshid run ayuu u haystaa hadalada aan inanta yaree Aaliyah ku madadaalinayo, illeen isagaa isku raba e' Dabshid, adeer waxaan hareed ahayn layguma arko . Ka xaaxaabi baan ku iri lol. -
^^I know. These resistance networks are already operational; it shows the forethought of some in the ICU in their preparedness incase they were ousted from Mogadishu. Now we are starting to hear about provinces and their own guerilla initiatives- good to know that the ICU can do better. PS; the TFg group are blinded folded from reality. Let them dream on.
-
From what I can see in the picture, there is a crate full of grunades right? Looks like imported into the nearest post and still in its packets. I would have thought the weapons, which are in high demand in Mogadishu would be imported from Boosaaso and enroute to Mogadishu. Arms trade between Boosaaso and Mogadishu is not unusual. So if these grunades were not staged, they must have been a supply to Mogadishu's market demand.
-
^Deepening it is, Xiin. Worse is to come, I guess. As we speak there are reports that in Lower Juba, men loyal to the ICU are squaring up to launch a new campaign in that region. These are the men Xassan Turki commanded previously. The news goes like this: Maamulka Jubbooyinka oo wadahadal ku baaqey 5 Apr 5, 2007 - 7:51:20 AM Maamulka gobalada Jubboyinka iyo saraakiisha dowlada KMG Somalia ee goboladaasi ayaa shaaca ka qaaday inay la xaajoon dooonaan xoogag ay sheegeen inay ka tirsan yihiin Maxkamadihii Islaamiga oo ku sugan deegaano ka tirsan gobolka Jubbada Dhexe. Gudoomiyaha gobalka Jubbada Hoose Ilyaas Badal Gaboose ayaa sheegay in rag ka tirsanaa Maxkamadaha Islaamiga isla markaana hub xoogan heysta ay abaabulayaan dagaal ka dhan ah maamulka Jubboyinka, balse waxuu sheegay in iyaga aysan dagaal xiligaan diyaar u aheyn oo ay la xaajoon doonaan. Ilyaas Badal waxuu sheegay inay kooxahaaasi hubeysan u diri doonaan odoyaasha dhaqanka beelaha ay kasoo jeedaan si loogu soo biiriyo ciidamada dowlada KMG Somalia. "Anaga diyaar xiligaan uma nihin dagaal, waayo ma rabno in gobolada Jubbooyinka ay ka dhacaan dagaalo sida dagaalka Muqdisho oo kale, waxaana u tureynaa dadka dhibateysan ee gobolada ku nool" ayuu yiri Ilyaas Badal. Gudoomiyaha gobalka Jubbada Hoose Ilyaas Badal Gaboose ayaa sheegay in xoogag aad u fara badan oo Maxkamadihii Islaamiga ka tirsan ay xiligaan ku sugan yihiin gobolada Jubbooyinka, isla markaana kuwo kale uu hogaaminayo Sheekh Xasan Turki ay u gudbeen Muqdisho si ay ugu qeyb qaataan dagalada k socda Muqdisho. Cabdi Fatax Axmad,GO
-
^^We know the Eritrean President has been asking Museveni to pull his soldiers out of Mogadishu. So maybe Museveni said 'no I wont' and thus Essias wants to try and make Museveni regret his decision to station Ugandan soldiers in Mogadishu? By calling the Shariif and others to Asmara, maybe he wishes to assemble a coalition of opposition groups in Mogadishu. Who knows, we could be looking at the beggining of a direct Eritrean involvement in peace or war efforts in Somalia.
-
Runtii, that is possible but I doubt it. The man has his own greviences I think. The Shariifs' visit to Asmara could simply be a 'talking' meeting or negotiating between these figures into creating a coherent front of a sort.
-
^Lol, he just might. I hope he doesn't though, we don't have a border with Eritrea .
-
Looks like in laysku soo hub guranayo. Eritrea's invitation of the Shariif is a clear demonstration of its support for the ICU's leadership. Whether they will make their support good by supplying the ICU with needed hardware is a matter of speculation. Strategically, if Eritrea doesn't intiative direct involvement in expelling the Ethiopians from Somalia, it means that it would be at a comparative disadvantage. To avoid that disadvantage materialising into Ethiopian geo-political power surge, its the right time Eritrea must do something to assist the resistance movement in Mogadishu. The time is ripe.
-
ASMARA: Xuseen Caydiid oo gaaray dalka Eritrea, isagoo ku biiray xildhibaannada mucaaradka ku ah Dowladda Posted to the Web Apr 05, 14:30 Asmara (PP) – Wasiirka Howlaha guud iyo guriyeynta Dowladda Federaalka Soomaaliya Xuseen Maxamed Caydiid oo indhawaalaba ka maqnaa Magaalada caasimadda ah ee Muqdisho ayaa la sheegay inuu gaaray Magaalada Asmara ee dalka Eritrea. Xuseen Maxamed Caydiid ayaa la sheegay inuu saakay halkaas gaaray, iyadoo aan la garanayn sababta dhabta ah ee uu halkaas u tagay, waxaana Xuseen Caydiid oo ku mowqif ahaa madaxda sarsare ee Dowladda la sheegay inuu soo dhex galay khilaaf weyn oo sababay inuu gaaro Magaalada Asmara ee dalka Eritrea oo ay ku sugan yihiin xubno ka tirsan baarlamanka oo mucaarad ku ah Dowladda Federaalka. Wasiirka Howlaha guud iyo guriyeynta Xuseen Caydiid oo xilliyadii ugu dambeeyay ku sugnaa Magaalada Dubai ee dalka Imaaraadka Carabta ayaa ka tagay Muqdisho kaddib markii Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya Prof. Cali Maxamed Geeddi uu ka qaaday jagadii Wasiirka Arrimaha Gudaha ee Soomaaliya. Xuseen ayaan la garanayn inuu xiriir hoose dhex maray isaga iyo guddoomiyihii hore ee Baarlamaanka oo ku sugan Eritrea isla markaana hoggaaminaya xildhibaanno ka tirsan baarlamaanka oo mucaarad ku ah dowladda. Ma jiraan warar caddeynaya in Xuseen Caydiid oo ka ah wasiir dowladda Prof. Geeddi uu isku badalay mucaarad iyo in kale, waxaase warar hoose ay sheegayaan inuu isku rogay mucaarad si weyn uga soo horjeeda dowladda Soomaaliya, uuna ku biiray Xildhibaannada ku sugan Dalka Eritrea ee dowladda ka soo horjeeda. Maxamed Xuseen Jantiile Wakiilka Puntlandpost - Mogadishu E-mail: jantiile@gmail.com