XOG-ogaal

Nomads
  • Content Count

    479
  • Joined

  • Last visited

Posts posted by XOG-ogaal


  1. Waxaa naloo qeybiyay khariiradan, iyadoo nalagu yiri waa inaad qabataan magaalada Dekada ee Kismaayo" waa hadalkii maxaabiista ciidamada Ethiopianka ee lagu qabtay dagaallada kasocda agagaarka Iidaalle.

    Warar hoose oo sir ah ayaa waxay sheegayaan in ciidamada Ethiopianka ee afarta maalmood dagaalka kula jiray midowga maxaakiimta aaga Idaalle ay maxaabiistoodii iyo meydkoodiibii ay jeebabkooda kuwateen khariiradda soomaaliya oo ay wada calaameysan yihiin meesha ay kutaalo magaalada dekada ah ee Kismaayo.

     

    Meydadka ciidamada Ethiopianka ay daadsan inta udhexeesa Safar-Noolays, Idaale iyo Goof-Guduud ayaa dhamaantood jeebkooda aad ku arkaysaa khariiradda soomaaliya iyo walina magaalada Kismaayo oo si gooni ah loo sii calaamadeeyay iyo waliba jidadka laga tagi karo Kismaayo.

     

    "Waxaa naloo soo sheegay inaan qabano magaalada dekada ah ee Kismaayo" waa hadalkii maxaabiista nolosha lagu qabtay ee Ethiopianka

     

    Arintan ayaa waxay si gooni usii muujinaysaa hanka iyo colaada goonida ah ee ay wada qabaan ciidamada Ethiopianka iyo Cabdullahi Yuusuf oo soomaalida usheegta inuu doonayo madaxweynimo soomaaliyeed.

     

    Hase yeeshee waxaa maanta cad inuu jiro qorshe hoose oo ay wada gaareen xukuumda Ethiopia oo colaad soo jireen ah kadhexeeso guud ahaan ummada soomaaliyeed gaar ahaan beel-weynta ****** iyo C/laahi Yuusuf Axmed oo markii uu kuguul daraystay xukunkii Ethiopia usoo dhood-hoobtay uxuub siibtay qaabiil iyo in Ethiopia u qabato goballada Jubbooyinka.

     

    Dhinaca kale warar xog-ogaal ah oo kusugan magaalada Jijiiga ee ismaamulka Soomaalida ayaa cadeynaya in saraakiisha sarsare ee dawladda fedaraalka Ethiopia ay maamulka kilalka lagu wargeliyay inaysan marnaba siyaasadda dawladda Ethiopia ogolaan doonin inay maxaakiimta islaamiga soomaaliyeed ay gacanta kusii hayaan Goballada Jubbooyinka.

     

    Shacabka kudhaqan goballada Jubbooyinka ayaa kawar qaba colaadda iyo hanka goonida ah ee ciidamada Ethiopianku uqabaan dhibaateynta shacabka soomaaliyeed ee kudhaqan goballada Jubbooyinka.

     

    Shacabka oo taas kaduulaya ayay si fiican uga qayb qaatey dagaalka jihaadka ee lagula jiro ciidamada Ethiopianka ee waxay awood lahaayeen usoo gudbiyay jiidda hore ee aaga Iidaale oo afartii maaalmood lasoo dhaafay ay kadhaceen dagaallo lagu hoobtay oo khasaare badan keensaday.

     

    Hadii Godeynews ay hesho sawirka khariiradda khaaska ah dib ayaan qormooyinkaanaga danbe ugu soo bandhigi doonaa.

     

    C/laahi Sheekh,

    Godeynews.com

    Kismaayo.


  2. Idaale: Xerada Manaas oo si buuxda gacanta ugu gashay xoogaga midowga maxaakiimta, kadib markii loo awood sheegtay ciidamadii Ethiopianka!!!

    Wararka degdeg ah Godeynews kusoo gaaraya khadka thuraya ee jiida hore ayaa waxay sheegayaan in ciidamada maxaakiimta ay galabta gacanta kudhigeen dhamaanba xerada Manaas iyo deegaanada kuhareeraysan oo kasaareen ciidamada Ethiopianka ay afarta cisho kula dagaalamayay aagga Iidaalle.

     

    Faahfaahinta dagaalka ayaa waxaa lagu sheegayaa in ciidamada maxaakiimta cutubyo kamid ah ay dhabir jabin culus kusameeyeen oo gacanta kudhigeen xerada Manaas iyo dhamaanba waxii Gawaari dagaal, hub iyo saanad ahaa ee halkaas u yiilay ciidamada Ethiopianka.

     

    Gawaarida laga qaniimaystay Ethiopianka ayaan tiro lahayn, inkastoo lagu soo waramayo inay kor udhaafayaan 35 gawaaraida dagaalka sida Kaaraha, Beebega iyo kuwa jiida madaafiicda goobta.

     

    Xooggaga maxaakiimta ayaa noo xaqiijiyay inay wali sii baacsanayaan firxadka ciidamada Ethiopianka ee u baxsaday dhinaca Baydhabo, isla markaasna aysan jirin wax xero dhufays ah oo ay Ethiopianka iskaga kaana caabin karaan inta udhexeesa Manaas oo aan joogno iyo magaalada Baydhabo oo aan kusii siqayno.

     

    Waxii warar dheeraad ah dib ayaan idinka soo sheegi doonaa Inshaallah.

     

    Godeynews.com

    Goobta hore dagaalka.


  3. Idaale: Xerada Manaas oo si buuxda gacanta ugu gashay xoogaga midowga maxaakiimta, kadib markii loo awood sheegtay ciidamadii Ethiopianka!!!

    Wararka degdeg ah Godeynews kusoo gaaraya khadka thuraya ee jiida hore ayaa waxay sheegayaan in ciidamada maxaakiimta ay galabta gacanta kudhigeen dhamaanba xerada Manaas iyo deegaanada kuhareeraysan oo kasaareen ciidamada Ethiopianka ay afarta cisho kula dagaalamayay aagga Iidaalle.

     

    Faahfaahinta dagaalka ayaa waxaa lagu sheegayaa in ciidamada maxaakiimta cutubyo kamid ah ay dhabir jabin culus kusameeyeen oo gacanta kudhigeen xerada Manaas iyo dhamaanba waxii Gawaari dagaal, hub iyo saanad ahaa ee halkaas u yiilay ciidamada Ethiopianka.

     

    Gawaarida laga qaniimaystay Ethiopianka ayaan tiro lahayn, inkastoo lagu soo waramayo inay kor udhaafayaan 35 gawaaraida dagaalka sida Kaaraha, Beebega iyo kuwa jiida madaafiicda goobta.

     

    Xooggaga maxaakiimta ayaa noo xaqiijiyay inay wali sii baacsanayaan firxadka ciidamada Ethiopianka ee u baxsaday dhinaca Baydhabo, isla markaasna aysan jirin wax xero dhufays ah oo ay Ethiopianka iskaga kaana caabin karaan inta udhexeesa Manaas oo aan joogno iyo magaalada Baydhabo oo aan kusii siqayno.

     

    Waxii warar dheeraad ah dib ayaan idinka soo sheegi doonaa Inshaallah.

     

    Godeynews.com

    Goobta hore dagaalka.


  4. Idaale: Xerada Manaas oo si buuxda gacanta ugu gashay xoogaga midowga maxaakiimta, kadib markii loo awood sheegtay ciidamadii Ethiopianka!!!

    Wararka degdeg ah Godeynews kusoo gaaraya khadka thuraya ee jiida hore ayaa waxay sheegayaan in ciidamada maxaakiimta ay galabta gacanta kudhigeen dhamaanba xerada Manaas iyo deegaanada kuhareeraysan oo kasaareen ciidamada Ethiopianka ay afarta cisho kula dagaalamayay aagga Iidaalle.

     

    Faahfaahinta dagaalka ayaa waxaa lagu sheegayaa in ciidamada maxaakiimta cutubyo kamid ah ay dhabir jabin culus kusameeyeen oo gacanta kudhigeen xerada Manaas iyo dhamaanba waxii Gawaari dagaal, hub iyo saanad ahaa ee halkaas u yiilay ciidamada Ethiopianka.

     

    Gawaarida laga qaniimaystay Ethiopianka ayaan tiro lahayn, inkastoo lagu soo waramayo inay kor udhaafayaan 35 gawaaraida dagaalka sida Kaaraha, Beebega iyo kuwa jiida madaafiicda goobta.

     

    Xooggaga maxaakiimta ayaa noo xaqiijiyay inay wali sii baacsanayaan firxadka ciidamada Ethiopianka ee u baxsaday dhinaca Baydhabo, isla markaasna aysan jirin wax xero dhufays ah oo ay Ethiopianka iskaga kaana caabin karaan inta udhexeesa Manaas oo aan joogno iyo magaalada Baydhabo oo aan kusii siqayno.

     

    Waxii warar dheeraad ah dib ayaan idinka soo sheegi doonaa Inshaallah.

     

    Godeynews.com

    Goobta hore dagaalka.


  5. paragon i didn't say somalis are not muslim i just don't agree people who believe icu can govern the whole country first start at your home

     

    sxb puntland wadaado way leeyihiin somalind same goes dadkoodu waa ay udagaalamaan halkan inta aa Ttimaadi baad leedahay cade muuse halo so qabto hadii u dhib ku hayo ma dadkiis iska dhiciyaan sxb qabiil qabiil ka wayn majirto like said south iwaa in ay wadan ku dhawaaqan oo ay isk hilmaamaan dowlada