Another dhoolatus in Baydhabo today. Daljiriyaashii sareeye Baydhabo iska xaadiriyey, tagayna xarunteeda, including U. S. and E. U. ambassadors.
Daljiraha Mareykanka refuses to meet madaxda qaranka in Filla Soomaaliya, yet Baydhabo wuu tagaayaa. Yaab. Also E. U. ambassador just met Xasan Sh. in Xalane, not in Filla Soomaaliya. And here he is in xarunta Baydhabo. Xasan Sh. should not have accepted that.