Deeq A.

Senator Jurille,” Puntland cid uga muhiimsan Imaaraatka majirto mana jiridoonto, waana inay shacabka reer Puntkand iyo dowladdooda dareenkaas qabaan.

Recommended Posts

Deeq A.   

Senator C/risaaq Cismaan Xasan (Jurille) , oo ah guddoomiyaha guddiga xiriirka dibada ee barlamaanka aqalka sare ee Soomaaliya, ayaa soo dhoweeyay mowqifka madaxweyne Gaas ee ahaa inayan jirin cid dowladda Puntland uga muhiimsan Dowladda Imaaraatka iyo taageeradeeda.

Senator Jurille  ayaa sheegay dowladda Imaaraatku inay tahay saaxiibka dhabta ah ee dowladda Puntland iyo shacabkeeda, Waxaa kaloo uu sheegay inay muhiim tahay in la kala ogaado cida mar walba ku garab taagan iyo kuwa gacan beena kuu haatinaya.

“Intii Puntland ay soo jirtay iyo intii ka horeysay ee dowladdihii Soomaaliya ka jireen, taageerada Imaaraatka Carabta cid udhigaantaa ma jirto mana jiridoonto, waxaana fiican dadka reer Puntland inay dareenkaas ka mahad celiyaan,” ayuu yidhi Senator Jurille.

Puntlandi.com

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.