Sign in to follow this  
Deeq A.

(Dhagayso) Wasaarada Haweenka Oo Mashaariic kawada Gobolada Puntland

Recommended Posts

Deeq A.   

Wasiirka Wasarada Haweenka iyo Horumarinta Qoyska ee ย Puntland Marwo Maryan ย Axmed ย ayaa sheegatay in Mashaarcii horumarineed ay kawadaan Sagaalka Gobol ee Puntland .

Wasiir Maryan Axmed Cali ayaa sheegtay in Mshaariicdan ay Wasaaradu ka wado Gobolada ย Puntland mida ugu saraysa ay tahay Gobolka kar kaar markii ay Qiimeyn ย ku sameeyeen Gobolada Puntland.

Wasiirada ayaa sheegtay in la xoojin doon Goobaha Cafimaadka ee ku yaalada Degmooyinka ย iyo Tuulooyinka ย udhaw Magaalo Madaxda.

Wasiir Maryan ayaa ย gaba gabadii waxa ay sheegtay in ay sii xoojin doonaan wax kasta oo loo qaban karo Dumarka ,Caruurta ,iyo si dadban ย Qoyska uu ragu uu kujiro.

Halkan ka dhagayso Wasiir Maryan.

ย ย ย ย ย ย Wasiir Maryan

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this