Sign in to follow this  
Deeq A.

Breaking –Soomaaliland oo qaadey Talaabo kale oo mar kale Jawaabtay ” Cid isticmaali karta Astaanta Qaranka Soomaaliyeed ee Internetka Dod So Ma jirto Gudaha Soomaaliland

Recommended Posts

Deeq A.   

Kadib markii maalmahaan uu cirka ku aloosmay Xiriirka Muqdisho iyo Hargeysa ayaa labada dhinac hadalo kulul oo jawaab Celina ay hawada isu mariyeen.

Firitaankii Kalfadhiyada Baarlamaanka Soomaaliya ayaa Madaxweyne Farmaajo wuxuu si cad u sheegay in cid aysan iyagu amarsiin mooyee cid kale aysan wax heshiisa lagai Karin Dal ama Shirkado shisheeye.

Soomaaliland ayaa durba waxay shaaciyeen iney hakiyeen Wadahadaladii labada dhinac u socdey ee looga wada hadlayaa Qaranimada labada dhinac.

Maanta ayay mar kale Soomaaliland soo jawaabtay iyagoo markan Manuucay in Soomaaliland laga isticmaalo astaanta Qaranka Soomaaliya ee Internetka .So, Wasaarada Isgaarsiinta Soomaaliland ayaa soo saartay Wareegto lagu manuucayo Astaantaad.

Hoos ka Daawo

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this