Sign in to follow this  
Deeq A.

Pictures: 100 Km from Kismayo, Alshabab trains local seniors how to shoot in Jilib

Recommended Posts

Deeq A.   

Jilib (Caasimadda Online) – Xarakada Al-shabaab ayaa Odayaasa Degmada Jilib ee Gobolka Jubada dhexe u qabtay tartan dhinaca toogashada ah iyada oo lagu tartamayay toogashada qoryaha AK47. Fagaare ku yaalla Degmada Jilib ee Gobolka Jubada dhexe ayaa la isugu geeyay tiro dad ah oo daawadaal ka ahaa tartanka Odayaasha ee dhinaca toogashada la xiriira. Al-shabaab ayaa Odayaashan horay ugu tababaray dagaalka,waxaana tartankan loogu talagalay in lagu ogaado heerka toogashada Odayaashan oo Ciidan ahaan loogu talagalay. Al-shabaab waxaa ay inta badan tababaraan Odayaasha Haweenka iyo dhallinyarada degaannada ay ka maamulaan dalka iyaga oo ugu talagalay in ay ka qeyb qaataan dagaalka ay kula jiraan Dowladda Soomaaliya iyo Ciidamada AMISOM.

 

tartanka-liifka-1.jpg?resize=640%2C480&s tartanka-liifka-9.jpg?resize=640%2C480&s tartanka-liifka-6.jpg?resize=640%2C480&s tartanka-liifka-5.jpg?resize=640%2C480&s tartanka-liifka-8.jpg?resize=640%2C480&s

 

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this