Sign in to follow this  
Deeq A.

Sawirro Axmed Madoobe oo si ka duwan sidii loo soo dhoweyntii C/weli Gaas loogu soo dhoweeyay Muqdisho

Recommended Posts

Deeq A.   

Muqdisho(Caasimadda Online)–Madaxweynaha maamul goboleedka Jubbaland, Axmed Maxamed Islaam “Madoobe” ayaa galabta soo gaaray magaalada Muqdisho, isagoo diyaaraddii siday ay kasoo degtay garoonka Aadan Cadde. Waxaa garoonka diyaaraddaha Aadan Cadde kusoo dhoweeyay Axmed Madoobe wasiiro iyo xildhibaanno ka tirsan labada gole. Axmed Madoobe ayaa qeyb ka ah madaxweyneyaasha maamulada gobolada ee soo gaaray Muqdisho kana qeybgalaaya shirka madaxda dowladda federaalka iyo maamul goboleedyada. Waxaa kasoo horeeyay Axmed Madoobe madaxweynaha Puntland C/weli Gaas oo saacado kaga soo hormaray garoonka Muqdisho.

 

a-madoobe-xamar-1.jpg?resize=696%2C508&s a-madoobe-xamar-2.jpg?resize=696%2C553&s a-madoobe-xamar-3.jpg?resize=696%2C558&s a-madoobe-xamar-4.jpg?resize=696%2C495&s a-madoobe-xamar-5.jpg?resize=696%2C425&s

 

Caasimada Online

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this