Sign in to follow this  
Deeq A.

Aragtida dadweynaha Puntland xiisadda ka jirta Gobolka Sool.

Recommended Posts

Deeq A.   

Qaar ka mid ah dadka ku nool gudaha iyo dibada oo lasoo hadlay Warbaahinta PUNTLAND POST ayaa ka hadlay aragtida ay ka qabaan xiisada u dhaxaysa Maamulladda Puntland iyo Somaliland ka dib qabsashadii 08 Janaury 2018 deegaanka Tukoraq ee Gobolka Sool. Dadka la hadlay PUNTLAND POST oo ku kala fikir duwan xiisada ka taagan deegaanka Tukoraq oo ay iminka isku horfadhiyaan labo ciidan oo xilli kasta la filan karo dagaal ka dhex qarxa ayaa badankood ku dhaliilay Xukuumadda Madaxweyne Cabdiweli Gaas dayac iyo siyaasad xumo kaga aadan muranka ka jira Gobolka Sool. Ra,iyi uruurinta oo noqonaysa middi ugu horeysay tan iyo intii ka dambeysay markii ciidamo ka tirsan maamulka Somaliland la wareegeen deegaanka Tukoraq ayaa u dhacday sida aad ka daawan doontaan muuqaalka hoose.

 

 

 

PUNTLAND POST

 

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this