Sign in to follow this  
Deeq A.

Xiisad Dagaal Oo ka aloosan Tukaraq iyo dagaalo Goos Goos ah oo kadhacaya deegaankaas

Recommended Posts

Deeq A.   

Tukaraq-(Caasimadda Online) - Wararkii ugu dambeeyay ee ka imanaya deegaanka Tukaraq ee gobolka Sool ayaa sheegaya in wali halkaa ay ka jirto xiisad dagaal oo u dhaxeysa ciidamada maamuladda  Soomaaliland iyo kuwa Puntland. Xiisaddan ayaa dib uga bilaabatay kadib markii Shalay ay Ciidamada maamulka Puntland ay weerareen fariisin ciidamada maamulka Soomaaliland ku leeyihiin deegaanka tukaraq ee gobolka Sool. Dadka deegaanka ayaa warbaahinta u sheegay in ciidamada labada maamul ay ku hubeysayihin boqolaal gadiidka dagaalka ah walina isku hor fadhiyaan goobihii lagu dagaalamay, waxaana jirta cabsi laga qabo in uu markale dagaal ka qarxo deegaankaas. wararku waxa ay intaa kudaraan ay ay wali Ciidamada maamulka Soomaaliland ay gacanta ku haya maamulka deegaanka Tukaraq iyo sidoo kale degaanada hoos yimaada waxaana jirtay in ay Mas’uuliyiinta labada maamul hawada isku marinayeen erayo u badnaa hajabaado dagaal taasoo u muuqata mid uga dareysa xiisada halkaa ka taagan deegaanka Tukaraq ee gobolka Sool.

 

Caasimada Online

 

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this