Sign in to follow this  
Deeq A.

Cadaado, former capital of Galmudug, rejects the new Galmudug State and bans its president

Recommended Posts

Deeq A.   

Beesha-cadaado.jpg?resize=696%2C785&ssl=Cadaado (Caasimada Online)- Waxaa Caawa Magaalada cadaado ee Gobolka galgaduud Kulan degdeg ah ku yeeshay Odayaasha dhaqan beesha Cadaado, waxeyna uga hadleen Munaasabadii maanta ka dhacday Dhuusa-Mareeb ee Xarunta Galmudug.

War Saxaafadeed ay soo saareen Odayaasha Beesha Cadaado oo ka koobnaa dhowr qodob ayaa Waxaa Saxaafada u aqriyay Nabadoon Qaasim Maxamuud oo sheegay iney uxiranyihiin Deegaanada laga soo galo cadaado aanan la ogoleynin Shirar lagu taageerayo munaasabadii Dhuusa-Mareeb.

Waxa ay cadaado ka mamnuuceen inuu tago ama Safar ku maro Madaxweynaha Galmudug Axmed Ducaale Geele (Xaaf), waxey kaloo sheegeen ineysan Madaxweynenimo u aqoonsaneyn Mudane Xaaf.

Odayaasha Caawa ku shiray Magaalada cadaado ayaa sidoo kale sheegay in Madaxa Xukuumada Galmudug Sheekh Maxamed Shaakir Cali Xasan aysan u aqoonsaneyn inuu ka midyahay Madaxda Galmudug.

Odayaashan ayaa ugu baaqay Madaxweynaha Dowladda Somaliya iyo kuwa Maamul Goboleedyada ineysan aqbalin wixii maanta ka dhacay magaalada Dhuusa-Mareeb oo ayba Goobjoog ahaayeen.

https://www.caasimada.net/wp-content/uploads/2018/01/Cadaado.mp3

The post Dhageyso: Xaaf oo Cadaado laga mamnuucay iyo go’aanno caawa kasoo baxay beesha degta appeared first on Caasimada Online.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this