Sign in to follow this  
Deeq A.

Turkiga iyo Soomaaliya oo Heshiis Muuska iyo Liinta loogu dhoofinayo Turkiga kala saxiiday

Recommended Posts

Deeq A.   

Ankara ( Sh. M. Network )-Dowladaha Soomaaliya iyo Turkiga ayaa heshiis Ganacsi ku kala saxiixday magaalada Ankara ee xarunta Dalkaasi. Heshiiskan ayaa waxaa uu dhexmaray Ra’’iisul wasaare ku xigeenka dalka Mahdi Maxamed Guuleed “Khadar” iyo dhigiisa dalkaasi Turkiga. Qodobada ugu muhiimsan ee heshiiskan ayaa waxaa ka mid ah dhoofinta Muuska, Liinta qalalan, Sisinta iyo Kalluunka, taas oo muhiim u ah Soomaaliya. Turkiga iyo Soomaaliya ayaa waxaa ka dhaxeeyo xiriir soo jireen ah, waxaana Turkiga Soomaaliya uu ka taageeraa dhinacyo kala duwan, sida dhismaha Ciidanka, Caafimaadka, Waxbarashada iyo arrima kale. Hehiiskan cusub ayaa fursad siinaya Beeraleyda dalka, oo ka faa’ideysan doono Mashruucan, iyadoona wax soo saarka dalka loo iib geyn doono dalkaasi Turkiga.

 

Source: Shabelle News Network

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this