Sign in to follow this  
Deeq A.

Pictures: Farmajo in Garowe.

Recommended Posts

Deeq A.   

IMG_0239.jpg?resize=1000%2C666Mid ka mid ah diyaaradaha Shirkadda FREEDOM Air ayaa noqotey diyaaradii ugu horeysay oo maanta soo caga dhigatay garoonka duyuuradaha cusub ee magaalada Garowe, ka dib duulimaad ay kaga soo qaadey magaalada Muqdisho wafti uu hogaaminayo Madaxweyne Farmaajo oo la filayo maalinta beri ah inuu xariga ka jaro garoonka diyaaradaha Garowe.

Freedom oo ahayd diyaaradii ugu horeysay oo sidey waftiga Madaxweynaha oo maanta soo caga dhigata Garoonka cusub ee magaalada Garowe ayay sheegeen maamulka shirkaddu inay duulimaadyo caalamiya ka bilaabi doonaan Garoonkan cusub.

Waftiga Madaxweyne Farmaajo ee maanta soo gaarey magaalada Garowe ayaa soo dhaweyn balaaran loogu sameeyay garoonka diyaaradaha cusub ee magaalada Garowe, waxaana la filayaa inuu si rasmiya xariga uga jaro maalinta berito ah Madaxweynaha Dowladda Soomaaliya.

Daawo Sawiradda Dheeraadka ah oo ku saabsan soo dhaweyntii maanta loo sameeyay Madaxweynaha Dowladda Federalka Soomaaliya

IMG_0037.jpg?resize=1000%2C666IMG_0052.jpg?resize=1000%2C666IMG_0056.jpg?resize=1000%2C666IMG_0066.jpg?resize=1000%2C666IMG_0072.jpg?resize=1000%2C666IMG_0081.jpg?resize=1000%2C666IMG_0086.jpg?resize=1000%2C666IMG_0092.jpg?resize=1000%2C666IMG_0098.jpg?resize=1000%2C666IMG_0104.jpg?resize=1000%2C666IMG_0106.jpg?resize=1000%2C666IMG_0113.jpg?resize=1000%2C666IMG_0118.jpg?resize=1000%2C666IMG_0141.jpg?resize=1000%2C666IMG_0150.jpg?resize=1000%2C666IMG_0151.jpg?resize=1000%2C666IMG_0154.jpg?resize=1000%2C666IMG_0160.jpg?resize=1000%2C666IMG_0169.jpg?resize=1000%2C666IMG_0174.jpg?resize=1000%2C666IMG_0175.jpg?resize=1000%2C666IMG_0184.jpg?resize=1000%2C666IMG_0185.jpg?resize=1000%2C666IMG_0187.jpg?resize=1000%2C666IMG_0189.jpg?resize=1000%2C666IMG_0190.jpg?resize=1000%2C666IMG_0197.jpg?resize=1000%2C666IMG_0199.jpg?resize=1000%2C666IMG_0213.jpg?resize=1000%2C666IMG_0219.jpg?resize=1000%2C666IMG_0223.jpg?resize=1000%2C666IMG_0229.jpg?resize=1000%2C666IMG_0232.jpg?resize=1000%2C666IMG_0235.jpg?resize=1000%2C666IMG_0239.jpg?resize=1000%2C666IMG_0240.jpg?resize=1000%2C666IMG_0241.jpg?resize=1000%2C666IMG_0247.jpg?resize=1000%2C666IMG_0250.jpg?resize=1000%2C666IMG_0280.jpg?resize=1000%2C666IMG_0281.jpg?resize=1000%2C666IMG_0282.jpg?resize=1000%2C666IMG_0290.jpg?resize=1000%2C666IMG_0291.jpg?resize=1000%2C666IMG_0297.jpg?resize=1000%2C666IMG_0315.jpg?resize=1000%2C666Abshir Dhiirane

PUNTLAND POST

The post Freedom oo noqotey diyaaradii ugu horeysay oo caga dhigatay Airport-ka Garowe. appeared first on Puntland Post.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this