Sign in to follow this  
Guhaad

Maxaad Aqrineysaa..?

Recommended Posts

Guhaad   

Maalin baa waxaa dhacday in nin reer baadiya ah, oo aan umaleynayo in uu reer mudugnaa ahaa, baa mareykanka yimid, oo markii uu maalma shaqeynayey, waxbarasha uu soo jeensaday. war iyo xaalkiisa, ninkii maalin buu buug weyn soo qaatay oo uu aqris ku bilaabay, inkastoo looga digay oo lagu yiri, 'war bal aasaaska ka bilow', hadana waa diidey.

 

nin saaxiibkiis ah baa maalin u yimid, oo bal is yiri war bal ninkii soo fiiri meesha uu wax marinayo. maktabada hadii uu ugu tagay buu yiri, 'war heedha buuga aad aqrineysid yaa qoray', markaasuu yiri: 'walle ninyahow buugu waa cajiib, waxaana qoray nin magac dheer oo la yirihaado To.Kill.A.Mocking.Bird' :D

 

qix,qix...qix

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this