Sign in to follow this  
Deeq A.

Muxuu ahaa ninkii dhallinayarada ahaa ee Xalay lagu toogtay Magaalada Muqdisho?

Recommended Posts

Deeq A.   

Muqdisho  – Warar kala duwan ayaa kasoo baxaya nin dhalinyaro ah oo xalay kooxo hubeysan ku dileen magaalada Muqdisho. Dilka ayaa ka dhacay suuqa Xamarweyne ee magaalada Muqdisho, waxayna dadka degaanka sheegeen in koox ku hubeysan Bistoolado ay toogasho ku dileen ninkan, kadibna goobta ka baxsadeen, waxaana wararku sheegayaan inuu ka tirsanaa maamulka G/Banaadir. 

 

Dadka degaanka ayaa ninka la toogtay oo dhalinyaro ahaa magaciisa ku soo koobay Ayaanle, waxaana goobta falku ka dhacay gaaray ciidamada ammaanka, iyadoo muddo kadib ay dilkiisa sheegteen kooxda Alshabaab oo sheegtay inuu ka mid aha saraakiisha NISA. Warar kale ayaa sheegaya inuu ninkan ka mid ahaa shaqaalaha cusub ee Gobolka Banaadir uu ka qortayd degmooyinka, kuwaasoo lagu kenay barnaamijka shaqaaleynta dhalinyarada caasimadda.

 

Caasimada.net

 

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this