Sign in to follow this  
Deeq A.

Biixi rejects Somaliland constitutional talks with Galaydh

Recommended Posts

Deeq A.   

Waxaa in Mudo ah Magaalada Hargeisa ku sugnaa Ex Madaxweynihii Hore Khaatumo Cali khaliif Galaydh oo Wadahadal uu la Galay maamulka somaliland Kadib iska Dhiibay Hargeisa. Cali khaliif oo Hada si caadiyana u dagan Hargeisa, islamarkaana ku rajo weynaa in loo furo Dastuurka maamulka somaliland oo qodobkaasi Dastuur furkuna ka mid ahaa kuwii lagu soo xero galiyay, ayaa waxaa wajahday arrin uusan ka filayn Somaliland. Kulan dhexmaray cali khaliif galaydh iyo muuse biixi ayaa oday cali runta la taabsiiyay iyadoona la yidhi hadad rabto in dastuurka oo la furo cali khaliifow fuli qodobadan.

 

1. In Aad Guud ahaan keento 13 Isim Ee Sool sanaag Cayn.

2. In Aad guud ahaan beelaha SSC iyo hubkooda inta aanay gacanta ku jirin somalialnd aad soo gacan galiso ama waxa loogu yeedhay hubka dhigis ama hubkaasi aad ku qarameeso maleeeshiyaad daacd u ah somaliland.

 

Cali khaliifa ayaa la kulmay labadan su aallod oo u wajahay markii uu muuse ka dalbaday dardar galinta wadahadalkaasi iyo furista dastuurka somalialnd. Muuse ayaa intaasi cali khaliif galaydh u raaciyay in 80 nin oo SSC ah oo hargeisa jooga aan loo furi karin dastuur islamarkaana loo baahan yahay Isimada xamar iyo buuhoodle tuman ee SSC ka soo jeeda. Isku soowada duubo oday cali ayaa U Muuqda mid Siilaanyo soo ciyaar siiyay Runtana uu taabsiiyay Muuse Biixi cabdi.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this