Sign in to follow this  
Deeq A.

Daawo: Heerka cudurka AIDS-ka ee degaannada Puntland.

Recommended Posts

Deeq A.   

Xuska Maalinta caalamiga ah ee cudurka AIDS-ka oo ku beegan sannad kasta 1 bisha Dec ayaa Garoowe laga xusay,waxaana munaasabadda lagu soo bandhigay heerka cudurkaan ee guud ahaan degaannada Puntland.

Agaasimaha  hay’adda la-dagaallanka AIDS-ka Puntland ee PAC,cabdulqaadir Maxammed Burburshe oo munaasabadda hadal ka jeediyey ayaa ka warbixiyey heerka cudurka ee guud ahaan degaannada Puntland.

Mid kamid ah dadka la’ nool cudurkaan oo lagu magacaabo Maxamud warsame Maxamud ayaa ka ilmaysiiyey dhammaan ka qayb galayaashii munaasabadda,kadib markii u soo bandhigay sheeko ku saabsan dhibaatada iyo takoorka uu kala kulmay bulshada.

Halkaan ka daawo.

PUNTLAND POST

 

The post Daawo: Heerka cudurka AIDS-ka ee degaannada Puntland. appeared first on Puntland Post.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this