Sign in to follow this  
Deeq A.

Wafdi uu hogaaminaayo wasiir ku xigeenka wasaarada gaashaan dhiga ayaa maanta soo booqday jiida hore (Sawirro)

Recommended Posts

Deeq A.   

Wafdigan uu hogaaminaayo wasiir ku xigeenka wasaarada gaashaan dhiga ayaa maanta soo booqday jiida hore ee dagaalka lagula jiro Al-shabaab ee degmada Baraawe oo ah magaalo madaxda dowlad gobaleedka koonfur galbeed weli waxaa socdo xog uruurinta iyo isku shaandheynta ciidamada dalka soomaaliyeed ayuu yiri Wasiir ku xigeenka Gaashaandhiga mar uu la hadlaayay warbaahinta asagoo ku sugan VILLA BARAAWE,

Wasiirka ayaa xog iyo warbixin badan halkaa kaga dhageystay maamulka degmada, taliyaha Booliska, taliyaha ciidanka degmada baraawe iyo kuwa AMISON, Wasiir Colaad rooble ayaa amaanay ciidanka jiida jooga sida aay dalkooda u difaacayaan ayagoo marxalado kala duwan ku jira iyo sida ay ugu adkeeysanayaan waxa uuna yiri way ku amaanan yihiin waajibaadkooda ayey ka soo baxeen xukuumada uu hogaaminaayo Raysalwasaare Mudane Kheyre ayagana way ka soo baxeen waxayna sii adkeyn doonaan balanqaadkoodii ahaa in mushaarkooda la joogteeyo iyo saanadahooda loo soo dhameeystiro sidoo kale odayaashii iyo ciidankii halkaa joogay ayaa ka mahad celiyey booqashada uu wasiir Cabdulaahi Colaad Rooble soo booqday.

Daawo Sawirrada

24209691_10155426081048645_1686132727_o.24271503_10155426051223645_1502902579_o.24259781_10155426051078645_1107868431_o.24251530_10155425827708645_1494520729_o.24251404_10155425827348645_1265189516_o.24251047_10155425827143645_1241654614_o.24281542_10155425826813645_1448645897_o.24271145_10155425814913645_1691800790_o.24251203_10155425814568645_978237672_o.j24271361_10155425814178645_1622800730_o.24271108_10155425812443645_58964703_o.jp24251015_10155425812438645_334370081_o.j

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this