Sign in to follow this  
Deeq A.

Liiska Golaha Wasiirada Cusub Ee Maamulka Hirshabelle

Recommended Posts

Deeq A.   

Madaxweynaha maamulka Hirshabelle, Maxamed Cabdi Waare ayaa maanta oo Arbaco ah magacaabay golahiisa wasiirada, waxaana ay ka kooban yihiin 57.

Wasiiradan ayaa kala ah 20 wasiir, 20 ku xigeen iyo 17 wasiiru dowle, waxaana dib usoo noqday qaar kamid ah wasiiradii hore ee maamulkaasi.

Halkaan hoose ka akhriso Liiska wasiirada:

Goobjoog News

0001

 

0002

0003

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this