Sign in to follow this  
Deeq A.

Golaha wasiirada Hirshabelle oo lagu dhawaaqay ( akhriso tirada)

Recommended Posts

Deeq A.   

Madaxwayne Maxamed Cabdi Waare ayaa ku dhawaaqay golaha wasiirrada maamulka Hirshabeelle kaas oo beryihii lasoo dhaafay qaab xulidda la isku mari waayay.

Siyaasiyiin caan ka ah maamulka Hirshabeelle ayaa kasoo muuqday wasirrada cusub ee maamulkaas waxaana ay ka kooban yihiin 57-xubnood.

20-wasiir ayuu magacaabay, halka 20-kale oo kuxigeenna ah lagu soo daray liiska, 17-wasiirru dowle ayuu magacaabay mudane Waare, kaas oo beryihii lasoo dhaafay culeys badan uu saarnaa.

Daqiiqadaha soo socdo ayaan idinla wadaagi doonaa liiska magacyada wasiiradaas

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this