Sign in to follow this  
Deeq A.

Xoghaye Cusub oo loo magacaabay Caasimadda Garoowe.

Recommended Posts

Deeq A.   

Wasiirka Arrimaha gudaha dowladaha hoose iyo horumarinta reer Miyiga Puntland Cabdullaahi Cali Xirsi(Tima-cadde) ayaa xoghaye cusub u magacaabay degmada Garoowe,kadib markii xilka laga qaaday Cabdiqafaar Cabdiraxmaan Sheekh Axmed,xoghayihii hore.

Warqad ka soo baxday xafiiska Wasiirka oo ka taariikhaysan 27 Nov 2017,ayaa Maxamuud Cali Xassan loogu magacaabay xogahaya cusub ee dowladda hoose ee degmada Garoowe.

Xoghayaha Cusub ee lo magacaabay dowladda hoose ee degmada Garoowe ayaa horay u soo noqday guddoomiye ku xigeenkii hay’adda Waddooyinka Puntland ee PHA, waxaana lagu magacaabaa Maxmuud Cali Xasan.

Halkaan ka akhriso warqadda magacaabista.

Xoghaye.jpg?resize=692%2C1232

PUNTLAND POST

The post Xoghaye Cusub oo loo magacaabay Caasimadda Garoowe. appeared first on Puntland Post.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this