Sign in to follow this  
Deeq A.

Wasaaradda Maaliyadda Puntland oo dhiirigelisay dhalinyaro u shaqeeyay dalka.

Recommended Posts

Deeq A.   

Madaxda Wasaaradda Maaliyadda Puntland ayaa ku qabtey magaalada Garowe xaflad casho sharaf ah oo shahaado sharaf lagu gudoonsiiyay  dhalinyaro la magac baxay Waan-awoodnaa oo qeyb ka ah ololaha baraaruga dhalinyarada oo ka socday bilihii u dambeeyay Gobolladda Puntland.

Wasiirka Maaliyadda Puntland Cabdulaahi Siciid Dhaqaaje, Kuxigeenkiisa Cabdisalaan Bashiir iyo Wasiiru dowlaha Madaxtooyadda Quraan Jecel oo ka hadlay xafladda dhiirigalinta  ayaa sheegay tani inay qeyb ka tahay sidey madaxda dalku ugu war hayaan waxqabadka dhalinyaradda,waxayna kula dardaarmeen inaysan ka caajisin hawlaha ay u hayaan dalka iyo dadkaba.

Dhinaca kale qaar ka mid ah dhalinyaradda Waan Awoodnaa oo ka hadlay madasha ayaa  soo bandhigay waxqabadkooda iyo qorshaha mustaqbalka dhaw.

Daawo Xafladda Abaalmarinta.

Sidoo kale fiirso sawiradda dhiirigalinta dhalinyaradda.

IMG_0008-1.jpg?resize=778%2C518IMG_0021.jpg?resize=778%2C518IMG_0024.jpg?resize=778%2C518IMG_0025-2.jpg?resize=778%2C518IMG_0028-2.jpg?resize=778%2C518IMG_0033-2.jpg?resize=778%2C518IMG_0039-2.jpg?resize=778%2C518IMG_0045-2.jpg?resize=778%2C518IMG_0046-2.jpg?resize=778%2C518IMG_0047-2.jpg?resize=778%2C518IMG_0048-2.jpg?resize=778%2C518IMG_0055-2.jpg?resize=778%2C518IMG_0060.jpg?resize=778%2C518IMG_0069-1.jpg?resize=778%2C518IMG_0070.jpg?resize=778%2C518IMG_0078.jpg?resize=778%2C518IMG_0085-1.jpg?resize=778%2C518IMG_0091.jpg?resize=778%2C518IMG_0096.jpg?resize=778%2C518IMG_0101-3.jpg?resize=778%2C518IMG_0107-1.jpg?resize=778%2C518IMG_0112.jpg?resize=778%2C518IMG_0118.jpg?resize=778%2C518IMG_0128-1.jpg?resize=778%2C518Abshir Dhiirane

PUNTLAND POST

The post Wasaaradda Maaliyadda Puntland oo dhiirigelisay dhalinyaro u shaqeeyay dalka. appeared first on Puntland Post.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this