Sign in to follow this  
Deeq A.

Raalli-gelin: Akhirstayaasha Goobjoog News

Recommended Posts

Deeq A.   

Goobjoog News waxaa ay akhristayaasheeda sharafta leh ka raagelineysaa qoraal cinwaankiisu ahaa “Hadaad Laangaab Tahay Ha Noqon Maangaab” oo uu soo qoray akhristaha Dr. Saciid Ciise Maxamud (Sacim) oo ku nool dalka Mareyaknaka.

Waxaa nala soo xiriiray dad dhibsaday qoraalkaasi, waxaan u aragnay in ay haboon tahay in aan bixinno, kana raalli-gelinno akhristayaasha.

Goobjoog News, 

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this