Sign in to follow this  
Som@li

Maxaad ku Qoslaysaa??

Recommended Posts

Som@li   

Beri baa waxaa jiray boqor xoogaa wareeray ama buufis ku dhacay.

 

Waxuu boqorku lahaa beer ay ka baxaan muus, canbe xab xab, ama qare, bas baas iyo waxyaalo badan, marka maalin maalmaha ka mida ayuu boqorkii dadwaynahii ku fasaxay beertii waxuu dhahay cuna oo wax yar ka soo qaata, boqorkii waxuu arkay beertii oo la dhameeyay wuu xanaaqay. albaabka ayuu askar dhigay waxuu amar ku siiyay qof kasta waxuu sito dabada halaga geliyo waxaa ugu soo horeeyay shiiq waxuu watay bas baas........ waxaa ku xigay wiil dhalinyara ah oo wata liin dhanaan markii loo sheegay in liinta la gelinaayo ayuu qosol ku dhuftay askartii ayaa yaabtay maxaad ku qoslaysaa ayay weydiiyeen waxuu dhahay saxiibkeey waxuu soo sitaa xab xab ama qare oo weliba intuu qaadi waayay madax ku soo sita........Sow lama gelinaayo?

:D:D

Share this post


Link to post
Share on other sites

Thanks sxb.....laakiin sheekada sidaa ma ahayn..

 

Ninka boqorka ah gabartiisaa la caashaqay waxaana jeclaaday shaqaalihiisii beerta uga shaqaynayay sidaas awgeed buu ciqaab uga dhigayay inuu dhaho qof waliba waxa uu sito ha is geliyo.

 

Weliba dadka waxa uu ku dhahay qof waliba inta uu beerta galo hadiyada ugu fiican gabartayda ha uga soo jaro.....

 

Take care

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this