Sign in to follow this  
Jacaylbaro

Ninkii Marqaamay ! ! ! !

Recommended Posts

waxaa ka dhacay magaalada Antwerp wadanka Belgium nin ayaa wuxuu soo jeedey almost 1week oo uu meel fadhiyey uuna qayilayey.

 

markii danbe ayaa waxaa cuncuntay futada ninkii wuxuu is yiri futada xoqo ! ! ! ! !

 

Show tiisa xoqi maayee wuxuu xoqayaa saaxiibkii ********* markaasuu yiri saaxiibkii war waamaxay dee ? ? !!!

 

maqlimayo isagu.. .. . . . way ku sii kacday mar kaasuu aad u sii xoqay! ! !

 

Hadhow ayuu saaxiibkii tusay dadkii oo dhan; bal ninkan futadayda xoqaya eega ! ! !

 

Cabbaar ka dib buu ogaaday . . . . . dee xaal baa lagu xukumay inuu u qaado wixii meesha fadhiyey oo dhan qaad

 

 

qaxqaxqaxqxaqaxqaxqax

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this