Sign in to follow this  
Deeq A.

Daawo:- Madaxweyne Gaas oo ka warbixiyey kulan uu Maanta la yeeshay Safiirka Shiinaha u fadhiya Soomaaliya

Recommended Posts

Deeq A.   

Madaxweynaha Dowladda Puntland Cabdiweli Maxammed Cali oo goor dhoweyd shir jaraa’id ku qabtay magaalada Garoowe ayaa ka warbixiyey kulan uu Maanta Qasriga Madaxtooyada kula yeeshay Safiirka dalka Shiinaha u fadhiya Soomaaliya Mr. Qin Jian oo markii ugu horreysay Puntland soo booqday,islamarkaana muddo saddex cisho ah joogay caasimadda Garoowe.

Madaxweynaha Puntland iyo safiirka dalka chine ee Soomaaliya ayaa waxa ay ka wada hadleen arrimo ay kamid ahaayeen mashaariicda horumarineed ee dalka Chine ka fuliyo Puntland gaar aahan mashariicda waaweyn ee hadda dalka ka socda , adkaynta xidhiidhka  Puntland iyo dalka Chine iyo iskaa shiga labada dhinac ee arrima ganacsiga, waxbarashada iyo  caafimaadka.

halkaan ka daawo muuqaalka.

PUNTLAND POST

The post Daawo:- Madaxweyne Gaas oo ka warbixiyey kulan uu Maanta la yeeshay Safiirka Shiinaha u fadhiya Soomaaliya appeared first on Puntland Post.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this