anoo kale

"Magac Bilaash uma baxo" --- Where can I buy or get this book?

Recommended Posts

The book is very interesting. If you ever get the pleasure of reading our resident scholar Oodweyne's cryptic tirade against  "Wanle Weyn", the following passage gives a bit of context. 

 

  • Wanle weyn -- Waa tuulo yar oo ku taal jidka u dhaxeeya Afgooye iyo Buur xakaba. Waxa kale oo loo yaqaan Daafeed. Waxay tuuladasi soo caan baxday 1960kii kolkii loo codaynayey xeerkii dalka ee la dejiyey kolkii ay labadii gobol ee Soomaaliya iyo Soomaalilaand la kala odhan jirey isku darsadeen. Tuuladaasi oo aanay dadkeedu badnayn waagaa ayaa la sheegay iney ka codeeyeen 9999 qof. Dadka reer Soomaalilaand oo ka soo horjeedey xeerkaasi ayaa arrintaa aad ula yaabay. Waana kolkaasi marka magaca Walle Weyn uu reer Soomaaliya u baxay. Ereyga wanle dadku aad uma aqoon waxaanay uqaateen in magacu yahay Walle. Arrintu siday doonto ha noqotee,ereyga wan waa caano. Wanle Weynna waa caano weyn ama waa meeshii caanaha badnayd. Magaca magaaladuna maaha Walle Weyn sida ay dad badani u haystaan ee waa Wanle weyn.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.