Sign in to follow this  
Deeq A.

Masuul katirsan Maamulka Gal-Mudug oo is Casilay

Recommended Posts

Deeq A.   

Agaasimihii guud iyo xariiriyaha arrimaha bani aadanimada ee Wasaaradda Gargaarka dowladd goboleedka Galmudug Ahmed Wehliye ayaa Xilkaasi iska Casilay Kadib Musuq maasuq Baahsan oo ka jira Galmudug sida uu sheegay.

Ahmed Wehlie  ayaa tilmaamay in labo sano ku dhawaad oo uu Shaqadaan yahay in aan wax gargaar ah si Nadiif ah loo gaariisin dadka tabaalaysan balse ay farxad u tahay inuu si bilaash ah labo sano in ku dhow ugu Shaqaynayay dadka deegaanka uuna ka faa’iid khibrad iyo waaya aragmigo.

Wehlie ayaa Shaqdaan qabtay December 2015-kii waxayna is Casilaadiisa ku soo aaday Xili la baahiyay in gargaarkii Dowladda Turkiga ugu deeqday dan yarta Galmudug in lagu  iibinayo Xarumo Ganacsi oo ku yaala Magaladda Cadaado.

PUNTLAND POST

The post Masuul katirsan Maamulka Gal-Mudug oo is Casilay appeared first on Puntland Post.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this