Sign in to follow this  
Deeq A.

Hordhaca barnaamij ku saabsan sahanka baadiyaha ee PUNTLAND POST.

Recommended Posts

Deeq A.   

Warbaahinta PUNTLAND POST ayaa dadweynaha usoo gudbinaysa hordhaca warbixin xiiso leh oo ku saabsan sahanka barwaaqadda dayrta ee deegaano ka tirsan Gobolladda Mudug iyo Nugaal ka dib socdaal saddex cisho qaatey oo uu ku tagey Tafatiraha PUNTLAND POST Abshir Dhiirane

Waxaa daba socda hordhacaan, barnaamij maqal iyo muuqaal ah oo ay PUNTLAND POST kasoo gudbin doonto sida ay dhulka u maasheesay raxmadda Eebe ee roobabka deyrta iyo nolosha dadka reer guuraaga.

Daawo muuqaalka hordhaca.

Abshir Dhiirane

PUNTLAND POST

The post Hordhaca barnaamij ku saabsan sahanka baadiyaha ee PUNTLAND POST. appeared first on Puntland Post.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this