Sign in to follow this  
Deeq A.

BBC-da oo Murashaxiinta Saddexda Xisbi ee Somaliland u Qabatay Dood Xasaasi [DAAWO]

Recommended Posts

Deeq A.   

BBC-Somali.jpg?resize=823%2C432
Hargeysa (PP) ─
Idaacadda BBC-da laanta afka Soomaaliga ayaa shalay u qabtay dood kulul musharraxiinta doorashada madaxweyneha ee saddexda xisbi ee ka jira Somaliland, kuwaasoo lagu weydiiyay su’aalo isugu jira kuwo xasaasi ah iyo kuwo kale.

Dooddan ayaa waxay u dhexeysa Inj. Faysal Cali Waraabe oo u tartamaya xisbiga UCID, Muuse Biixi Cabdi oo u tartamaya xisbiga KULMIYE ee hadda talada haya iyo weliba C/raxmaan Maxamed C/llaahi [Cirro] oo WADDANI u tartamaya.

Qodobbada sida aadka ah looga dooday ayaa waxaa ka mid ah hanaanka ay u marayaan musharraxiinta ictiraaf raadinta Somaillland, Sidoo kale sadexda musharrax ayaa ka hadlay la-safashada ay Somaliland la safatay Wadamada Imaaraadka iyo Sucuudiga.

Haddaba, DAAWO; Doodda ay BBC-du u qabtay Musharraxiinta Somaliland;

Doodda BBC Somali ee Musharrixiinta Madaxweynaha ee Jamhuuriyadda iskeed ugu dhawaaqday madaxbanaanida ee Somaliland.:http://bbc.in/2hnTxlr #DooddaBBC

Posted by BBCSomali on Thursday, November 9, 2017

PUNTLAND POST

The post BBC-da oo Murashaxiinta Saddexda Xisbi ee Somaliland u Qabatay Dood Xasaasi [DAAWO] appeared first on Puntland Post.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this