Sign in to follow this  
Deeq A.

Taliyihi Ciidamada Taraafikada Oo Xafiiskiisa Muqdisho Ku Geeriyooday

Recommended Posts

Deeq A.   

Muqdisho (Caasimadda Online) – General Cali Maxamed  Cali oo lagu naaneesi jiray “Cali Shariif  “ ayaa xalay ku geeriyooday xafiiskiisa uu isla hooy u ahaa

Taliyaha ayaa xanuusan waayadan Waxaana dhawaan laga keenay dalka India .

Saraakiil Taraafikada ka tirsan aya Dalsan u sheegay in taliyaha uu si KMG 2 isbuuc ka hor xilka ugu wareejiyey ku xigeenkiisi Oo hada hawsha waday .

Cali Sharif ayaa Sido kale so noqday Taliye xigeenkii booliska G/Banaadir .

Saaka ayaa lagu aasayaa qabuuraha Isbital Madiina .

Caasimada Online
Xafiiska Muqdisho
Caasimada@live.com

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this