Sign in to follow this  
Deeq A.

War Deg Deg Ah::Xiisad Ka Taagan Nugaasha laascaanood.

Recommended Posts

Deeq A.   

(WIDHWIDH.COM) Boqolaal kamid ah Ciidaanka Maamulka khaatumo Ayaa ka Degay Jiidaha Gobolka Sool oo Mudo Laba casho ah Jabhada SNM Ku Soo Daabulasay Maleeshiyaad Loogu Talo Galay Inay Ilaalshan Doorashada SNM. Taliyaha ciidanka Nugaasha Ee Maamulka khaatumo Mujaahid Faysal falalug ayaa Hogaaminaaya Gulufka Coladeed ee Looga Sifaynaayo Doorasho ku Sheega Jabhada SNM. Ciidanka Khaatumo ayaa Isku Fidiyay Bariga Waqooyiga iyo Galbeedka Gobolka Sool. Dhinaca kale Maleeshiyaadka SNM Ayaa Iyana wada dhaqdhaqaaq La xidhiidha Ciidamada khaatumo. Shacabka Deeganada ayaa Walaac xoog leh Ka Qaba Gulufka colaadeed ee Soo Wajahay Kaaso udhexeeya ciidanka Xaq Udirirka khaatumo iyo Camaasiirta Dhul Boobka ah ee SNM.

 

widhwidh.com

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this