Sign in to follow this  
Mooge

Ahlusuna captured Alshabab and Galmudug enemy compatants

Recommended Posts

Mooge   

ciidamada maamulka ahlusuna ayaa mabaaxiis ka qabtay malayshiyaadka Al shabab iyo gal mudug oo is garabsanaya dagaal ay kusoo qaadeen deegaanka godin labe waxaana laga saaray dhamaan gobihii ay dagaalka kasoo qaadeen.

Musal seexfow afhayeenka Ahlusuna ayaa sheegey inay soo bandhigayaan maxaabiistaa waxaana uu sheegey inay khasaare gaarsiiyeen malayshiyada al shabab iyo gal mudug waxaana uu xusey inay hada gacanta ku hayaan deegaanka godin labe.

 

Dagaalka ay sida wada jirkaan u wadaan Al shabab iyo gal mudug ayaa waxaa uu wayahan ka socda gobolada dhexe ee soomaaliya waxaana dhawaan malayshida al shabab iyo gal mudug weerar kusoo qaadeen magalada Gaalkacyo xarunta gobolka mudug.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Mooge   

another proof from an independent entity (ahlusunna) that Galmudug is working hand in hand with Alshabab. this is really bad niyoow.

 

we are happy Puntland put its boots down on their throat in Galkacyo and defeated these snakes.

 

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this