Sign in to follow this  
Barwaaqo

Difaaca Badda Somalia waa waajib saaran Somali oo dhan

Recommended Posts

Tallaabo   

Inaabti baddan aad wakhtiga iskaga ridayso dadbaa kaadidooda usoo cabay oo wax aad adiga iyo reer Burco boodhwayn ku leedihiin ayaaba iska yar markaa maxaad kaloo inoo haysaa

Share this post


Link to post
Share on other sites
Barwaaqo   

Tallaabo

 

Xoolo walaalkaa leeyahay ood arkayso in baad looga qaadayo ma ka aamusi lahayd? Hada adigu xoolahaa waxba kuma lihid! Tuugaa wax dhacaya haduu maanta u badheedho inuu walaalkaa dhoco ;maxaa u diidaya in uu adna bari siduu doono kaa yeelo? Hadda annigu dastuurkii inoo yiilay ma jebin. Bi'i waaye Burco xaal sii waa halkii ugu horaysay ee calanka tawxiidka leh laga taagay'e.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this