Sign in to follow this  
malistar2012

Somali Commandos are Cleaning up Gaalkacyo High ranking Al Shabaab captured

Recommended Posts

 

Al Suudani captured export in explosive Nationality From Sudan

 

 

Somalia: US-trained commandos capture Al Shabaab bomb expert in Galkayo

AddThis Sharing Buttons

 

GALKAYO, Somalia-US-trained Somali commandos, Danab (Lightning), have captured five Al Shabaab militants including a Sudanese explosive expert in central Galkayo city, Garowe Online reports.

 

Somali security officials have confirmed the operation carried out by Danab, five days after Puntland refuted reports disclosing commando troopers on ant-terrorism mission.

 

On August 6, Galkayo Airport General Manager, Saed Abdirahman Yusuf (Dhagaweyne), said, they were firmly in charge of airport security.

 

Somali National Army (SNA) Commander, Ali Bashe Mohamed, told state-run station, Radio Mogadishu that the five were nabbed in anti-terror raid.

 

He did not specify where the five were captured, but insisted that they were tipped off on the cell.

 

It is yet unclear where the seized Al Shabaab members are being held. Galkayo has witnessed a series of targeted killings against Puntland officials in the last few months.

 

Trained by the US, the counter-terrorism force, Danab largely operates in central and southern Somalia.

 

GAROWE ONLINE

Share this post


Link to post
Share on other sites

Ciidamada Somalia iyo kuwa Puntland oo kusoo Bandhigay Gaalkacyo Gaadiid iyo Hub (SAWIRO)

92 2 Google +1 0

2016815636068494877058394Gaadiid_Hub_Gaa

 

2016815636068494728122255Gaadiid_Hub_Gaa

 

Isniin, August 15, 2016 (HOL) — Ciidamada Kumaandoosta Soomaaliya ee Danab iyo kuwa Amniga Puntland ee PSF, ayaa Maanta Magaalada Gaalkacyo kusoo bandhigay gaari u lahaa Nuur Deeq oo ay sheegeen inuu Al-shabaab u qaabilsana dilalka magaalada Gaalkacyo ka dhaca.

Gaarigan oo ah nooca Soomaalidu u taqaanno Land Cruiser, ayaa lahaa labo taargo oo Somalia iyo Puntland ah, kuwaasoo sida saraakiisha ciidamadu ay sheegen loo adeegsan jiray dilalka Gaalkacyo ay ka gaysan jireen Ururka Al-shabaab.

Sidoo kale, Ciidamada Kumaandoosta Somalia iyo kuwa Amniga Puntland ee ayaa soo bandhigay labo qori iyo booshash badan kuwaasoo ay sheegeen in loo adeegsan jiray dilalka.

Dhinaca Kale, Saraakiisha hoggaaminayay hawl-galka ayaa sheegay in Saciid C/laahi Al-sudani gacanta lagu hayo, kaas oo Al-shabaab u farsamayn jiray qaraxyada, lagana soo qabtay guri uu gaalkacyo ku lahaaa Nuur Deeq oo Al-shabaab la shaqeynayay.

Ugu dambeyntiina, Wali waxaa Magaalada Gaalkacyo ka socda Howl-gallada ay sida wadajiraka ah u fulinayaan Ciidanka Danab ee Somalia iyo kuwa amniga Puntland, kuwaasoo soo qab-qabtay dad fara badan oo looga shakiyay inay ka tirsan yihiin Al-shabaab iyo kooxaha kale ee Xag-jiriinta ah.

Abaadir C/qaadir Cilmi Hiiraan online

E-mail: Abaadir81@gmail.com

Groowe, Puntland - Soomaaliya

- See more at: http://www.hiiraan.ca/news/2016/Aug/wararka_maanta15-107190.htm#sthash.InWYKQ88.dpuf

Share this post


Link to post
Share on other sites

Ciidamada dowladda oo howl galo ka dhan ah Shabaab ka sameeyey Koofurta Soomaaliya

 

 

 

danab Ciidamada xogga dalka Soomaaliya gaar ahaan kuwa sida gaarka ah u tababar ee DANAB oo gacan ka helaya ciidamo Mareykan ah ayaa la sheegayaa in maalmihii la soo dhaafay ay labo howl gal ka fuliyen Koofurta Soomaaliya .

 

Howl galadaasi ayaa ka dhacay saldhig Al-Shabaab ku lahaayeen degmada Saakow ee gobolka Jubadda dhexe, iyadoo lagu dilay ilaa 30 ka tirsan maleeshiyada Al-Shabaab,

 

 

 

Waxaa loo maleenayaa in howl galadaasi xubnaha lagu dilay uu jiro hoggaamiyaha Al-Shabaab sida uu warbaahinta u sheegay sarkaal ka tirsan ciidanka dowladda Soomaaliya oo magciisa ka gaabsaday in la xuso.

 

Sidoo kale waxaa la sheegayaa in howl galada lagu dilay afhayeenkii al-Shabaab ee dhinaca dagaalka Abuu Muscab iyo nin magaciisa lagu sheegay Abu Omar.

 

abu.jpg

Ilaa iyo hadda ma jirto wax war ah oo ka soo baxay maleeshiyada shabaab, Mareykanka iyo dowladda Soomaaliya oo ku aadan howl galadaasi.

 

Horseed Media 2016.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Abuu Muscab iyo Saraakiil Sare oo Katirsan Ururka Al Shabaab oo la dilay & Abuu Cubayda Gacanta lagu Dhigay

 

abuu-Muscab-al-shabaab-1.jpg

August 15, 2016 – Warar aan Weli la xaqiijinkarin ayaa sheegaya in Howlgal ay isla fuliyeen ciidamada sida gaarka ah u tababaran ee kumaandooska Soomaaliya ee Danab iyo ciidamo Maraykan ah lagu dilay Abuu Muscab, Howgalkani ayaa ka dhacay degmeda Saakow ee Gobolka JubaddaDhexe.

 

Wararkan oo aan weli si rasmi ah loo shaacin ayaa waxaa tabisay wakaalada wararka ee xinhua iyadoo Sheegtay in Afhayeenkii Al Shabaab iyo saraakiil kale oo Sarsare lagu dily howlgalkaasi.

 

Hawlgaladani ayaa dhacay maalmo kala duwan, laga soo bilaabo 10-agoosto ilaa 13-augoost ee bishan aynu ku jirno.

 

Sarkaal ku dhow xukuumadda ayaa u sheegay wakaalada wararka xinhua in howlgaladaasi ay dhaceen 10-kii bishaan August waxaana lagu bartilmaamaysaday 13-sarkaal oo ka tirsan Al-shabab oo markaasi ku sugnaa degmada Sakow.

Sarkaalkan ayaa sheegay in loo maleenayo in howlgalka lagu dilay hogaamiyaha Xarakada Al-shabab ee Abu Cubeyda, sarkaalka ayaa tilmaamay in sidoo kale ay jiri karto in howlgalka lagu qabtay Abuu Cubeyda, laakiin waxa uu xaqiijiyay in Abuu muscab iyo Rag kale oo Sarsare lagu dilay Howlgalkaasi.

 

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this