Sign in to follow this  
malistar2012

post-warlord/ Terrorist era The Rebirth of Stable Somali Nation

Recommended Posts

Ismahaan   

Lion of Afric

You mean Cat of africa?

Once we were the lion of Africa but not any more. We have to work hard to get there.

Or this time

Now bisado baan nahay nothing cadowgeena isu dhiibay.

Share this post

Link to post
Share on other sites

Mogadishu - Hiiraan-Shabelle dhex no stop celebration Thanks to SNA and the Allied force

http://www.youtube.com/watch?v=5X5dy24qBHk

Banaanbax Lagu Soo Dhaweynaayo Dilkii Godane Oo Maanta Ka Dhacay Magaalada Muqdisho (Daawo Sawirada)

08943f3c.jpg

Banaanbax lagu taageeraayo dilka Amiirkii Ururka Al Shabaab Axmed Cabdi Aw Maxamed (Goddane), ayaa waaxaa maanta lagu qabtay Magaalada Muqdisho.

Banaanbaxa waxaa ka soo qaybgalay xubno ka tirsan Maamulka Gobolka Banaadir iyo boqolaal ruux oo bulshada ah, waxayna isugu soo baxeen Xarunta Degmada Boondheere.

Banaanbaxayaashu waxay wateen boorar lagu soo xardhay ereyo si weyn loogu taageeraayo qaarajinta Amiirkii Ururka Al Shabaab, waxayna dadku ku qaylinayeen ereyo ka dhan ah Shabaabka.

Dadka isugu soo baxay Xarunta Degmada Boondheere, ayaa waxay muujiyeen in Somaliya ay ka daashay dagaalada dhexdeeda ah, isla-markaana ay u baahan tahay inay xilligaan nabadda hiigsato.

Maamulka Gobolka Banaadir, ayaa si buuxdo u taageeray hawlgalkii qorsheysnaa ee 1-dii bishaan lagu dilay Axmed Cabdi Aw Maxamed (Godane), oo Shabaabka dhexdiisa looga yeeri jiray Sheekh Mukhtaar C/raxmaan (Abuu Zubeyr).

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this