Sign in to follow this  
Admin

Nuradin Farah: If you want peace in Somalia, half of all positions of power must be given to women

Recommended Posts

gooni   

Qoraa aragtidayda waxaan u aqaan qofka wax ka qora dadka uu ka hadlayo inuu ku saleeyo diintooda dhaqankooda iyo aragtida bulshadoo dhan waxa uu qorayo

 

Dumarka ama haweenku waa laf dhabar cid is taagi karta la'aantoodna ma jirto hogaankoodu waa bare ama macalin inay jiil caafimaad qaba soo saaraan, waana hogaanka ugu sareeya qof ama umadu hesho

Nuuradiin waa faras afrikaana oo dhex galay fardo reer yurub.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this