Sign in to follow this  
malistar2012

will Pm Cabdi Faarax Shirdoon make history

Recommended Posts

Deg-Deg: Madaxweynaha iyo Ra’iisul Wasaaraha oo kulamo gaar gaar ah leh ururada bulshada iyo xildhibaanada

 

 

Madaxweynaha Jamhuuriyada Federalka Soomaaliya iyo Ra’iisul Wasaaraha dowlada federalka Soomaaliya ayaa kulamo gaar gaar ah la leh xubnaha baarlamaanka iyo qeybaha kala duwan ee bulshada.

 

Wararka ugu dambeeya ee ka imanaya madaxtoyada ayaa sheegaya in ra’iisula wasaaraha Soomaaliya Cabdi Faarax Shirdoon uu kulan la leeyahay xubno ka socda baarlamaanka ee ka soo jeeda beelaha *******, sidoo kale madaxweye Xasan Sheekh ayaa waxa uu kulamo la leeyahay siyaasiyiin iyo qeybaha kala duwan ee bulshada.

 

Labada mas’uul ayaa waxa ay wadaan dadaalo kala gaar gaar iyadoo wararku ay sheegayaan in madaxweyne Xasan Sheekh uu kala hadlayo xildhibaanada baarlamaanka in arrinkan uusan ahayn in la geeyo baarlamaan balse uu yahay mid ku salaysan arrimo siyaasadeed, halka uu ra’iisul wasaare Saacid uu doonayo in arrinka lagu kala baxo baarlamaanka, iyadoo guuxa Muqdisho la isla dhex marayo in ra’iisul wasaare Saacid uu haysto xubno badan oo baarlamaanka ka tirsan oo taageeraya marka loo eego madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud.

Khilaafka u dhexeeya madaxweynaha iyo ra’iisul wasaaraha oo galay toddobaadkii labaad ayaa u muuqda mid si xowli ah ku socda iyadoo labada mas’uul uu mid walba uu aad ugu dadaalayo in uu helo taageero badan.

 

 

.

 

 

Somali news leader

www.jowhar.com

jowharcom@hotmail.com

golfyare@gmail.com

Share this post


Link to post
Share on other sites
Cadale   

If saacid succeeds the EU donors wont send $$ to the government lol they told hassan sheikh to sack saacid because of this corruption scandal thingy.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Deeq   

thefuturenow;986340 wrote:
Malistar,

 

Shirdoon won't make history. But Casha Cilmi will.

Somebody needs to stop this women. A tribalist, mafia associated women with spies all over the presidential palace, her major asset being Kamal Gutale.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this