Sign in to follow this  
Dr_Osman

Puntland Govt Threatens Separation If Mogadishu Doesnt Get In Line. AUDIO

Recommended Posts

Dr_Osman   

Puntland oo ku hanjabtay hadii dowladda faderaalka dastuurka ka qancin weydo ay go’aan kale qaadan doonaan [Dhagayso]

September 10, 2013 // Warar Somaali

 

Dowladda Puntland ayaa ku hanjabtay inay dib ugu laaban doonto dastuurka Puntland qodobo uu farayo hadii dowlada faderaalka ee Soomaaliya ay dib uga laaban waxkabadalka ay ku sameysay dastuurkii dalka ee la sameeyey 2012.

 

“Dastuurka Puntland waxbuu noo sheegyaaa hadii hadhow rabashku la joojin waayo” ayuu yiri wasiiru dowlaha maamul wanaaga Puntland Maxamed Faarax Gaasaan oo madaxwaynaha, gudoomiyaha baarlamaanka iyo masuuliyiinta kale ee dowladda ka codsaday inay dib uga noqdaan wax ka badalka dastuurka.

 

Waxaa uu ku eedeeyey xildhibaan Xoosh Jibriil oo ka mid ah baarlamaanka Soomaaliya , ahaana wasiirkii hore ee dastuurka dowladda faderaalka inuu lug ku lahaa waxkabadalka aan sharciga ahayn ee lagu sameeyey qodobo ka mid ah dastuurka.

 

Arinta wax ka badalka ee dastuurka lagu sameeyey ayuu ku tilmaamay qayaano qaran oo laga galay Puntland iyo guud ahaanba umadda Soomaaliyeed.

 

Dowladda faderaalka ee Soomaaliya ayaa badanaaba iska difaacda eedaha loosoo jeediyo ,ayadoona marar sii horeysay tilmaantay inaanay jirin waxkabadal lagu sameeyey dastuurkii dalka u yaalay.

 

Puntland-News24.

 

Halkaan kadhagayso wasiirka maamul wanaaga Puntland Gaashaan oo arrintan ka hadlay

http://puntlandnews24.com/dowladda-puntland-oo-ku-hanjabtay-hadii-dowladda-faderaalka-dastuurka-ka-qancin-ay-goaan-kalle-qaadan-doontodhagayso/

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this