Sign in to follow this  
Daqane

Ciidamada Siralyoon oo fariisinkoodii 1aad ka sameysay wadada u dhaxeysa Afmadoow Dhoobleey

Recommended Posts

Daqane   

Ciidamada Siralyoon oo ka mida Amisom ayaa dhawan fariisinkoodii ugu horeeyay ka smaeystay Halka lagu magacaabo Taabte oo u dhaxeysa Afmadoow iyo dhoobleey oo ka wada Tirsan Gobolka Jubada Hoose.

 

Caro Tuur laga buuxuyay Jawaano ayey Ciidanka Siralyoon ka smaeynteen Wadada Daafaheeda mana jirin wax iska caabin ama weerar ah o ay kala kulmeen Alshabaabta ku dhumaaleysaneysa Deegaanadaasi

 

Ciidamadaan ayaa Gaaraya 850 askari waana ciidanka ay dowlada Siralyoon ay Markaasi dooneyso inay uga qeyb qaataan Howlaha Lagu Sugayo Nabad Ilaalinta Soomaaliya.

 

.

 

.www.qaranimo.com

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this