Sign in to follow this  
ooyaaye

AHHAAHHAHAHAHAHAH(ILA-QOSOL YAAQEEY)

Recommended Posts

ooyaaye   

ODAY REER MUDUG AH AYAA IMAADAY MAQAAYAD WAQTAGA QADADA EEY DHAABTAY. ODAYGII BAADIYO AYUU KA IMAADAY WAXUUNA KU SOO DAGAY SIINAAY. ODAYGA WAXAA U IMAADAY KABALYEERIGII(WAITER) MARKAASUU KU DHAHAY HAYE ADEER?

 

ODAY: ADEEROOW WAAN BAAHANAHAY II WAX II KEEN

WAITER: BARIIS,BAASTO, HILIB ARI, BUSKEETI,SUQAAR IYO KOOSTAATO (MUFUSH)EBER OR DHAMAAD. WAITER AYAA KU DHAHAY MUFUSH WAAAYE WAXAAS OO DHAN...

ODAYGAAN MA KASAAYO (MAAFUSH)WAXEEY TAHAY.

 

ODAYGII INTUU SOO BOODAY AYUU YIRI........

ADEEROOW MAAFUSHKA NAFTARKIISA MARAQ IGU SOO DAR INA SOO KULULEEY....LOL..... KII WAITER KII WAA CIYAAL BOONDHEERE YAA CALINAA HEE.....ABOO HEELOOWGII QOSOL DARAADIIS HA LA SUUXO..

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this