Sign in to follow this  
shafici

CHECK IT OUT WHAT SOMALI FLY'S DO IN THE SCHOOL

Recommended Posts

shafici   

CHECK IT OUT AGAIN.......

 

WIIL SOMALI AH AYAA DAGAAL GALAY MARKAASBAA OFISKA LAGEEYAY. MAALINTAASNA WAA ISBUUCIISII SADAXAAD.

MARKUU MAGACIISA UU USHEEGAY NAAGTA, BAY ISMAAGTAY IN AY MAGICIISA IYO ID NAMBARKIISA GALISO. KULEEL BAANA JIRAY MAALINTAAS. KADIB MARKUU JABSADA PRIINTARKA MEESHA MARKAY WARAAQDA SOO BAXDO AY FUUSH. AYUU JABSADAY MARKAASUU YIRI KULEEL BAABA JIRA. NAAGTII MARKAY ARAGTAY BAY YAABTAD. KADIB NA WAXDAY TURJUBAAN AMA SUKUURAD ISKUULKA KASHAQEEYA.

 

WAXAAN UMALAYNAYAA IN AAN AAD INDIINKA QOSLININ.

 

HERE IS ANOTHER ONE.

 

GABAR SOMALI AH AYAA LASHAQAYNEESAY WIIL INDHAYAR AH WAXEENA KA SHAQAYNAAYEEN GLAASKA BAABUURTA.

KADIB MARKAY U BAAHATAY (QASHAWEETO) INTEE SHAATIGIISA QABATAY BAY TIRI WARYAA INDHAYAR QASHAWIITO KEEN. MARKAASUU UGU JAWAABAY. ( WHAT WHO U TALKING ME) WHAT YOU JUST SAID) HAA.

 

PEACE UP YA KEEP UP THE JOKES.

I LIKE MAKING JOKES MORE THAN ANYHTING!!!!!

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this