Sign in to follow this  
Dr_Osman

Garowe - New Agriculture Farms Under Construction For Prisoners. PICS

Recommended Posts

Dr_Osman   

Beer cusub oo la dhagax dhigey xabsiga Garowe

 

27 Apr 27, 2013 - 2:48:05 AM

 

GAROWE ONLINE

 

Beer cusub oo uu yeelan doono xabsiga cusub ee dhismihiisu ka soconayo magaalada Garowe ayaa maanta 27 April,2012 la dhagax dhigey , waxaana kasoo qeyb galey munaasabad lagu dhagax dhigayey masuuliyiin uu ka mid yahay Wasiirka Beeraha ,Taliyaha Ciidanka Asluubta Puntland iyo Saraakiil ka socotey Hay,adda UNPOS,

 

Wasiirka Wasaarada Beeraha Puntland Eng Maxamud Xaaji Saalax oo ka hadley dhagax dhigan ayaa sheegey in beertani faa'iido weyn u yeelan doonto maxaabiista , islamarkaana ay rajeynayaan inay noqoto mid miraheeda ay gurtaan, iyadoona uu sheegey taas bedelkeeda inay kasoo dhagax dhigtey wasaaradiisu xabsiga ku yaal Magaalada Bosaso.

 

Taliyaha ciidanka Asluubta Puntland Gen.Cali Nuur Cumar ayaa sheegey in beertan ay qeyb ka tahay mashruuca dhismaha xabsiga oo ay fulineyso hay'adda UNPOS , iyadoona looga faa'iideyn doono maxaabiista iyo ciidanka Asluubta Puntland.

 

Taliye Cali Nuur waxa uu intaas raaciyey in shaqada beertan lagu tababari doono maxaabiista , kuwaas oo mustaqbalka ay kasoo bixi doonaan xirfad-layaal kala duwan oo noqon doona beeraley , wuxuuna sheegey in Puntland xabsi-yadeeda oo dhan ku rajo weyn yihiin ka hirgalinta mashaariicdan oo kale, iyadoona maalintii shalay bosaso beer noocan oo kale ah xabsigeeda lagu dhax dhigey.

 

Saraakii ka socota Hay,adda UNPOS ayaa kasoo qeyb gashey dhagax dhigii Beerta, waxaana sidoo kale beertan la dhagax dhigey ay kusoo beegmeysa xilli uu gabo gabo ku dhow yahay dhismaha xabsiga cusub ee laga wado magaalada Garowe oo noqon doona kan ugu wayn guud ahaan Puntland.

 

8_12.JPG

3_17.JPG

6_13.JPG

5_15.JPG

beer5.JPG

beer7.JPG

 

Halkan ka dhageyso Axmed Cawil Warbixinta uu ka diyaarshay beertan

 

http://www.garoweonline.com/artman2/publish/Wararka_19/Beer_cusub_oo_la_dhagax_dhigey_xabsiga_Garowe.shtml

Share this post


Link to post
Share on other sites
Chimera   

That's a good initiative, make them do something productive, these skills will help them once they're outside the walls. They or their families should be paid though for this labour, otherwise its just slavery

Share this post


Link to post
Share on other sites
Dr_Osman   

Chimera, I agree its a good initative and I hope it gets replicated across Puntland Prisons. I think Bosaso Prison needs to get knock down and a state of the art prison built considering its the biggest city in Puntland. Strange both of our state of the art prisons are in garowe and qardho when it should be galkayo bosaso.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Illyria   

About time they have started greening and landscaping.

 

Woow....I did not know you had it in you to see good things unless of course it is ilma Marqaan-driven one.

Carafaat;943959 wrote:
Good initiative.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Carafaat   

Ilyria, it is a good initiative. I think its good for the prisoners to do some usefull activity and good for society in they contribute/give back. I am a giver sxb, and I do not refrain from compliments when I see good examples.

 

P.S. You should look up the many threads I made complimenting Puntland. There is a lot of positive to be learned from Puntland.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this