Sign in to follow this  
STOIC

Qaylo Dhaan Ka Hadlaysa Shirka Somalia Ee London -ALI MAHAMED WARANADE

Recommended Posts

STOIC   

I'm glad Somebody on the ground in Somaliland had to say something to contain the emerging energies and excited affections for the London meeting by team Silanyo. Somaliland citizens need to be effective and creative in their use of cyberspace or social networking to air their Stand if team silanyo dare to do something as unpopular as this coming Somalia meeting!................

 

 

 

 

Hargeysa-(HWN)-Waxaan marka hore ku bogaadinayaa Madaxweynaha somaliland iyo wafdiga uu hogaaminayo ee ku sugan LONDON sida ay uga gows qabsadeen soo jeedinta Ra´iisal wasaaraha Ingiriisku u soo jeediyey in somaliland ay ka qayb gasho shirka Somalia loogu qabanyo dalka Ingiriiska.Waxaa xusid mudan in dowlad iyo shiciba la isku raacay in la qaadaco oo aan laga qaybgalin shirka London sababtoo ah waxaynu u aqoonsanay in shirkaasi gaar u yahay somalia cida hagaysana uu ka mid yahay madaxweynaha somalia.Somalilandna aanay hoos iman somalia.sidaa awgeed, haddii ay dowladda ingiriiska ay dhab ka tahay in ay ixtiraamayaan,Horumarka, Nabadgalyada iyo dowladnimada ka jirta somaliland, waxaanu dowladda ingiriiska u soo jeedineynaa khataraha uu ku keeni karo somaliland shirkaasi haddii ay ka qaybgasho.

 

1.In shirkaas ka gaybgalkiisu uu somaliland u horseedi karro burbur siyaasadeed oo ku yimaada dalka somalilnad.

 

2. In uu shirkaasi ku keeni karro somaliland dhexdeeda is aamin la´aan iyo kalsooni xumo soo kala dhex gasha shacabka somaliland iyo Madaxdooda, arrintaasi oo keeni karta khalkhal siyaasadeed iyo Nabadgalyo xumo .

 

3.In shirkaasi khatar ku yahay Himiladii ay u soo halgamaysay Labaatan sanno iyo kabadan somaliland , oo ahayd in somaliland ay ka madaxbaan tahay somalia.arrimahaasi iyo kuwa kale oo badan awgood .

 

waxaan shacabka iyo Dowlada somaliland u soo jeedinayaa in aynu ku adkeysano mowqifkeenii shariifka ahaa ee aynu ku qaadacnay shirka London.

 

ALLAA MAHAD LEH.

HALDOOR. ALI MAHAMED WARANADE

HARGEISA SOMALILAND,

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this