Sign in to follow this  
Xaaji Xunjuf

Somaliland 22th independence anniversary to be celebrated like never before.

Recommended Posts

Oodweyne;938972 wrote:
We will have a mighty party in London. But, still I must say, to be married man with a
"beady-eye-wifey"
in tow and in right behind you in days like that is a
"curse"
, I tell you, man.
:D
And particularly is a curse, when you consider all of the nubile girls that will be in attendance at such gathering...
:D
:D

I really want to make it to London for this one :), so many Lander girls everywhere.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Xuska 18-ka May Oo Qaban Qaabadiisu Ka Socoto Caasimada Somalia Ee Muqdhiso Iyo Doorka Jaaliyada S/land Ee Xamar

 

Muqdisho, May 10, 2013 (Haatuf) - Wararka ka imanaya magaalada Muqdisho ayaa sheegaya inuu ka socdo qabanqaabo ay wadaan xubno ka tirsan xisbiyada ka jira magaalada Muqdisho iyo jaaliyada reer Somaliland ee degan magaalada Muqdisho ee caasimada Somalia. Kuwaas oo intaa ku daraya in haatan loo qoondeyey in xafaladaasi ay ka dhacdo huteel ka mida huteelada ku yaala magaalada Muqdisho. Gudoomye ku xigeenka xisbiga Midnimada Jamuuriga Cali Maxamed (Cali-timo-jilic) oo khadka telofoonka ugu waramayey Haatuf isagoo jooga magaalda Muqdisho.

 

“18-ka May oo ah malintii ay walaaladay ay la noqdeen midnimadii lagu hungoobay kaas oo ay maanta marayaan 22sano, midnimada iyaga ayaa noo keenay ayaa maantana iyaga ayaa la noqday, xorna iyagaa ayaa u ah cid qasbi kartaa ma jirto oo oran karta midnimadu waa muqadas, kitaabka quraanka uun baa ah muqadas waxaa kale waa wax ku yimaada wadahadal dad walaalo ah maantana waxaan walaaladay ka rajaynayaa sida ay iyaga ula muuqato in aan ku taageersanahay oo cid jujuub ku keeni kartaa ama hadidi kartaa ma jirto”. Ayuu yidhi Mr Cali Maxamed, waxaanu intaasi ku daray “Somaliland 22 sano waxaa ay samaysten cid samaysatay ma jirto haydaheda waxa ay leeyihiin isla xisaabtan dhaba oo waxa ay qaataan cashuuro bariga iyo kan badaba oo ay ku bixiyaan ciidamadooda iyo 20kun shaqaale dawlada Somaliland u shaqeeya, hadaanay xasidnimo naga ahayn maaha waxaa ay qabteen wax la dafiri karo” Sidaasi ayuu yidhi Cali timo jilic ku, waxaanu intaa raaciyey “Hadaanu nahay xisbiga Midnimada Jamhuuriga waxaan diyaar u nahay in aanu samayno anagoo kaashanayna jaaliyda reer Somaliland ee degan Muqdisho in aan maalintaas wayn soo dhawayno oo dadka reer Muqdishana u tagno in walalaheen naga mudan yahiin in lasoo dhaweeyo oo aan la fogayn” ayuu yidhi Cali Timo Jilic

Share this post


Link to post
Share on other sites

The Somaliland independence will also be held in Somalia's capital Mogadishu this year, it will be held in all the 5 Somali speaking countries Somalia Mogadishu Kenya Ethiopia Djibouti.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Carafaat   

Xaaji, very unfortuanate you think like that. And here I was thinking Somaliland would become politicly more mature.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this